Friday, October 2, 2026

Booliska Sweden oo Ku Dhawaaqay Todobaadka Baaritaanka Gawaarida Ku Socota Xawaaraha

0
SWEDEN: Booliiska Sweden ayaa maanta oo Isniin ah bilaabay olole dheeraad ah oo lagu kormeerayo xawaaraha gaadiidka, kaas oo ka socda guud ahaan dalka...

Mucaaradka oo Hogaaminaya Doorashada Sweden Xili ay Dhici Karaan Isbedello

0
Tirinta codadka doorashada Sweden ayaa habeenkii oo dhan ahayd mid aad isugu dhow. Saacaddu markay ahayd 05:08, xisbiyada mucaaradka ayaa haystay 176 kursi, halka...

Doorashada Sweden oo kala bar la Tiriyay Codadka Dagmooyinka” Xisbiyadee Hogaaminaya

0
Natiijooyinka hordhaca ah ee doorashada Sweden, kadib markii la tiriyey codadka kala bar goobaha codbixinta, ayaa muujinaya tartan aad u adag oo u dhexeeya...

Sweden oo Maxkamad soo taagtay Hooyo Ku Eedeysan Guurka Caruurteeda

0
Sweden: Maanta waxaa dalka Sweden ka bilaabatay maxkamadeynta hooyo lagu eedeeyay inay gabadheeda oo 14 jir ah u guurisay nin 20-meeyo jir ah, xilli...

Garoonka Oslo oo la xiray, duulimaadyo badan oo la baajiyay sababo la xiriira shaqo-joojin

0
Oslo, Norway — Garoonka diyaaradaha Gardermoen ee ku yaalla meel ka baxsan caasimadda Oslo ayaa la xiray subaxnimadii hore ee Axaddii, kadib markii ay bilaabatay...

” Ma u Xiistay Muqdisho” Darawalo Somali ah oo ka Carooday Xayeysiis Xisbiga SD...

0
Shirkadda gaadiidka dadweynaha ee galbeedka Sweden, Västtrafik, ayaa go’aansatay inay basaska ka shaqeeya Skaraborg ka saarto xayeysiis doorasho oo uu lahaa xisbiga Sverigedemokraterna (SD),...

Sharciyo Cusub oo Ku Soo Wajahan Shatiga Gaari Wadista Sweden Laga Bilaabo Sanadka 2027

0
Stockholm – Dowladda Sweden ayaa sanadaha soo socda bilaabi doonta hirgelinta sharciyo cusub oo la xiriira shatiga wadista, kuwaas oo ku saleysan awaamiir cusub...

Nin loo Tarxiilay Dalka Ciraaq oo Dib ugu soo Laabtay Sweden

0
Maxkamad ku taalla magaalada Växjö ayaa ku xukuntay nin u dhashay Ciraaq, oo ku jira da'da soddonaad, hal bil oo xabsi ah kadib markii lagu helay inuu jabiyay sharciga ajaanibta, isagoo dib ugu soo laabtay Iswiidhan inkastoo...

Maamulka Gaadiidka Sweden Oo Dib U Eegaya Xeerarka Mootooyinka Korontada (Elsparkcyklar)

0
Hay'adda Gaadiidka Sweden (Transportstyrelsen) ayaa ku dhawaaqday inay billowday dib u eegis lagu sameynayo xeerarka isticmaalka mootooyinka korontada (Elsparkcyklar), si loo qiimeeyo in sharciyada...

Isbeddello Muhiim ah oo Ka Dhacaya Sweden Bisha Aguest, Imtixaanka Aqoonta ee Dhalashada oo...

0
Stockholm – Bisha Agoosto 2026 waxaa Iswiidhan ka bilaabanaya isbeddello muhiim ah oo saameynaya siyaasadda iyo bulshada. Waxaa si rasmi ah u xoogeysanaya ololaha...