Saturday, June 7, 2025

In ka badan Sanad oo la sugayo Jawaabaha go.anka Laanta Socdaalka ee Migrationsverket..

0
Saadaashi u danbeesay eey sameesay Hay.ada laanta Socdaalka Sweden ee Migrationsverket Go.anka Jawaabaha magangalyadoonka ayaa qaadanaya ku dhawaad 13 bilood oo u dhiganta Sanad...

Migrationsverket Dad badan ayaa ku dhuumanaya Sweden..

0
Hay.ada dhanka socdaalka u qaabilsan Sweden ayaa sheegtay in Dad badan ay ku dhumanayan sweden kuwaasi oo helay Diidmo. laanta socdaalka Sweden ee Migrationsverket ayaa...

Socialdemokraterna Waayeelka oo lacagta loo kordhinayo..

0
raisal Wasaaraha Sweden Stefan Löfven oo maanta qabtay shir jaraa.id ayaa balan qaaday saro u qaadida lacagta ay qaateen dadka waayeelka (pensionen). dadka lacagta loo...

Maxaad ka taqaan Dabaal daga Maalinta ( Valborg )..

0
Maanta waa 30-ka April waa maalin dadka reer Sweden ay u dabaal dagaan ( Valborgsmässoafton. ) Caawa oo kale dadka waxay caado ama dhaqan u...

Dowlada oo badaleysa Sharciga lagu caawiyo Dadka lixaadka laheen..

0
Dowlada Sweden ayaa wada qorsha wax looga badalayo dadka lixaadka la kuwaasi oo u baahan caawinta. Dowlada ayaa dooneysa in ay badasho sharciga LSS kaasi...

Laanta Socdaalka ee Migrationsverket oo xireysa Xaruumaha qaarkood..

0
Sida ay sheegtay hay.ada laanta socdaalka Sweden ee Migrationsverket waxaa lagu wadaa in la xiro goobaha lagu qaabilo qaxootiga badankooda. Arinta xiritaanka ayaana timid kadib...

Västerås Qoys toogasho loo geestay guridooda xili ay ku sugnaayeen..

0
Sida ay ku waramayaan booliska magaalada Västerås waxaa toogasho loo geestay qoys ku sugnaa guridooda. booliska magaalada Västerås ayaa hada bilaabay baaritaan la xiriira toogashada kadib markii...

Norway Asad Abdulle oo isku dhiibay Booliska Dalkaasi oo baadi goobayay..

0
Sida ay sheegeen warbaahinta Dalka Norway Asad Abdulle Caydaruus oo asal ahaan kasoo jeeda Dalka somaliya ayaa isku dhiibay booliska dalkaasi. Asad ayaa lagu heestay...

Madaxii Hay.ada Ceymiska (Försäkringskassan) oo shaqada laga joojiyay..

0
Dowlada Sweden ayaa shaqada ka joojisay Madaxii hay.ada ceymiska kadib markii laantaasi la kulantay dhaleceyn xoogan. Ann-Marie Begler ayaa xilkaasi laga joojiyay kadib mudo sadax...

Xisbiga Liberalerna oo ku kala aragti duwan qorshaha Dowlada ee Sharciga lagu Siinayo dayarta...

0
Iyadoo Bisha June lagu wado in Barlamaanka la marsiiyo qorshaha Dowlada Sweden ku dooneyso in sharciga lagu siiyo ku dhawaad 9 kun oo dhalinyarada...