Friday, July 4, 2025

Dowlada Austria oo Sharciga kala Noqoneyso Qofka Dalkiisa Dalxiis ama Qaraabo Salaan u taga..

0
Wasiirka arrimaha gudaha ee waddanka Austria ayaa waxa uu sheegay in qofki sharciga qaxoontimada ee waddanka heysta ee dib ugu laabtay dalkii uu asal...

Moderatka oo doonaya in uu saro u qaado lacagta canshuurta dadka lixaadka la.

0
Xili ay socota ololaha doorashada Dalka Sweden gaar ahaan xisbiyada kasoo horjeeda dowlada ayaa dhanka kale waxaa sii kordhaya balanqaadyada ay sameeyaan xisbiyada is...

Dowlada Canada oo joojisay Musaafurinta Yuusuf Maadey oo Somaliya kasoo jeeda..

0
Xilli saacado ay ka dhiman tahay in Yuusuf Maadey loo soo musaafuriyo dalka Kenya ayaa waaxda socdaalka Canada waxay Yuusuf ugu tageen garoonkii laga...

Imisa maalin ayaa ka hartay Doorashada Dalka Sweden ka Dhaceysa Dhawaan..

0
Badi Dalka Sweden waxaa ka socda Qaban qaabada Doorashada la filayo in Dalka ka dhacdo dhawaan. Xisbiyada Dalka ayaa wada dadaalkooda ku aadan doorashada waxaana...

Wasiirada Dowlada Sweden oo aan tagidoonin Koobka Aduunka ee Ruushka..

0
Waxaa lagu wadaa bisha June in Koobka aduunka uu ka furmo Dalka Ruushka halkaasi oo lagu balansanyahay. Koobka waxaa ka qeyb galaya wadamo badan waxaana...

Caasimada Götenborg Iskuul loo xiray Kuleel dartii iyadoo ardayda loo sheegay..

0
Iyadoo lagu jiro xiliga kuleelaha waxaa qeybo kamid ah wadanka Sweden laga dareemayaa kuleel daran kaasi oo sameyn ku yeeshay dhanka waxbarashada. Mid kamid ah...

Dowlada Sweden oo Adkeneysa Sharciga guur ee dadka imaanaya Dalka gaar ahaan..

0
Dowlada Sweden ayaa sharciyan waxaa guursan karin caruurta ka hooseesa 18 sano jirada. iyadoo sharcigas uu jiro ayaa dhanka kale waxaa jira caruur badan kuwaasi...

Sweden Dadka gawaarida sida sharci darada ku bara Dadka kale oo xabsi la dhigayo..

0
Booliska sweden ayaa markii ugu horeysay qabtay qof mudo 8 sano ahaa macalin bare gawaarida daka doonaya in ay bartaan gawaarida. ninkaan oo 50 sano...

Xisbiga miljopartiet oo Markale dib u doortay Hogaamiyaasha Xisbiga..

0
dhamaadka isbuucaan waxaa kulamay xisbiga Miljopartiet kaasi oo yeeshay kulan weyn oo ka dhacay Caasimada Västerås. Kulanka ayaa looga hadlay dhoor arimood oo quseeya xisbiga waxana...

Sweden Waxaa ka dhacay 300 boqol oo toogasho Sanadkii hore waxaa ugu badan Caasimada..

0
Sanadihii u danbeeyay waxaa soo badanayay weerarada u dhaxeeya kooxaha gangiska ee ku sugan dalka sweden. kooxaha ayaa dhexdooda isku sameeya toogasho marka uu khilaaf...