Saturday, July 5, 2025

Norway Nin asal ahaan Qaxooti ahaa oo Labo Qof ku dilay magaalada trondheim.

0
habeenkii xalay waxaa dhacdo xanuun badan ka dhacday magaalada trondheim ee norway halkaasi oo lagu dilay labo wiil oo kasoo jeeda Dalka Afganistan. ninka geestay weerarkaasi...

Nyköping Xisbiyada oo Migrationsverket ugu baaqay in Shaqada laga joojiyo Jessica Ohlsson.

0
Magaalada Nyköping Xisbiyada Dalka sweden ee ku jira kamuunkaasi ayaa Laanta socdaalka Sweden ee Migrationsverket ugu baaqay in shaqada laga joojiyo Jessica Ohlsson. Jessica Ohlsson oo...

Daawo Muuqaal laga diyaariyay Xaafada Rinkeby hooyooyinka ku sugan oo Xiliga habeenki ka shaqeya.

0
Mid kamid ah Tafashinka ugu weyn caalamka ayaa muuqaal ka diyaariyay hooyooyinka ku sugan Xaafada Rinkeby kaasi oo ku aadan xiliga habeenki ay wareegeen...

Waa imisa Tirada Haweenka ee ku biiray Barlamaanka Cusub ee Sweden oo korortay sanadkan.

0
Haweenka ugu badan ayaa ku biiray sanadkan barlamaanka sweden marka loo fiirsho tirada doorashadii hore soo gashay barlamaanka. Haweenka soo galay barlamaanka ayaa gaaraya 161...

Waa Tuma Qofka ugu yar Barlamaanka Cusub ee Sweden iyo Xisbiga ay ka tirsantahay..

0
Xubnaha Barlamaanka Sweden ayaa lagu dhawaaqay waxana ku jira Qofka ugu dada yar barlamaanka taasi oo lala yeeshay wareysi ku aadan guusheeda. Ebba Hermansson oo...

Doorashada Gudoomiyaha Barlamaanka Sweden oo la shaaciyay iyo Waqtiga uu kulmayo Barlamaanka.

0
inkastoo lagu dhawaaqay natiijada doorashada sweden ee Barlamaanka Sweden hadana waxaa wali la shaacin cida sida rasmiga u soo dhiseysa dowlada cusub ee dalka...

Stefan Löfven oo ka hadlay Natiijada Barlamaanka ee lagu dhawaaqay isagoo ku baaqay dhismaha...

0
kadib markii la dhameeyey codadka laga dhiibtay ku dhawaad 6,325 dagmo waxaa lagu dhawaaqay shalay codadka rasmiga ee xisbiyada ku leeyihiin dhanka barlamaanka. Natiijada rasmiga...

Xisbiyada S iyo M oo diiday saaka in ay ka qeyb galaan isku waqti...

0
Labada xisbi ee kala ah Socialdemokraterna iyo Moderaterna ayaa u muuqda kuwa saameyn ku yeelatay doorashada sweden oo ilaa hada la gaarin cida hogaamineysa...

Leila Ali Elmi oo ku guuleesatay Xildhibaanimada Kursiga Xisbiga Miljöpart ee Caasimada Götenborg..

0
mid kamid ah Musharixiinta Somaliyed ee ku jiray doorashada Sweden isla markana matalayay xisbiga Miljöpartiet ayaa gaartay guul taariikhi ah. Leila Ali Elmi ayaa ku...

Akhriso Doorashada Xubnaha Noqonaya Barlamaanka Sweden oo la dhameestiray..

0
Gudiga doorashada sweden ayaa sheegay in xubnaha barlamaanka Sweden la dhameestiray taasi oo tiro ahaan aan ka badalneen kuwii hore loosoo bandhigay.. Gobolada Västra Götaland iyo...