Hogaamiyaha Xisbiga Modertarka Ulf Kristersson oo Dhisaya Dowlada Cusub isagoo Meesha ka saaray Xisbiga...
inkastoo aan leesku raacin Dhismaha Dowalda Cusub hadana Hogaamiyaha Xisbiga M Ulf Kristersson oo shir jaraa.id la qabtay Afayeenka Barlamaanka ayaa sheegay in uu dhisayo...
Norway Ganaax Lacageed oo laga Qaadayo Waalidka Caruurtooda ka Maqnaadaan iskuulka.
Xisbiga AP ee Dalka Norway ayaa soo bandhigay Sharciyo la xiriira Dhanka Soo galootiga kaasi oo dhawaan gudiga u xilsaaday Gudi.
Sharciyada Gudiga ay soo...
Hogaamiyaha Xisbiga Sverigedemokraterna Åkesson oo sheegay in uu Rajeynayo Wada hadalka Kristersson,
Hogaamiyaha Xisbiga Moderatka Ulf Kristersson ayaa sheegay in uu Dhisayo dowlad isbaheysi ah oo taageero ka heleysa Xisbiga Socialdemokraterna.
Hadalkaasi kadib Hogaamiyaha Xisbiga Sverigedemokraterna SD Jimmie...
Abaal marinta Nobel Prize oo la siinayo Labada nin ee ku guuleestay Daweynta Cudurka...
Labo nin oo cilmi baaris ah oo kasoo jeeda wadamada Mareykanka iyo Japan ayaa sanadkan la gudoonsiinayaa abaalmarinta Nobel Prize.
Labada Nin ayaa daaha ka rogay...
Kamuunada Taajiriinta oo Caawinaya Kamuunada kale ee Dadka Faqiirka ku noolyihiin.
Markii ugu horeesay Kamuunada Taajiriinta ayaa caawindoona Kamuunada ama Degmada ay ku noolyihiin dadka Faqiirka.
Barlamaanka Sweden ayaa go.ansaday sharci dhigaya in Kanuumada Taajiriinta ay...
Migrationsverket oo maanta soo bandhigay Tirada Dhalinyarada soo gudbiyay Codsigoda Sharciga.
Hay.ada Laanta socdaalka Sweden ayaa maanta soo gudbisay tirada Dhalinyarada loo diiday sharciga ee ku jira waxbarashada heerka sare.
Migrationsverket ayaa sheegtay in bishii july...
Xisbiga Sverigedemokraterna oo kula tartamaya Labada Garab ee isbaheystay Kuraasta Gudiga.
mudo dhoor isbuuc ayaa laga joogaa markii xisbiyada labada dhinac ay kasoo horjeesteen isla markana meesha ka saareen Xisbiga Sverigdemokraterna kaasi oo waayay boosaska...
Laanta Socdaalka Sweden ee Migrationsverketka oo bilaabeysa go.anka Sharci bixinta ee Iskuulka Sare.
Hay.ada Laanta Socdaalka Sweden ee Migrationsverketka ayaa ka hadashey go.anka maxkamada sare ee ku aadan sharciga iskuulka sare kaasi oo dhigaya in sharciga shaqeen karo.
Migrationsverketka...
Örebro 16 Sano jir loo xiray Labo Qof oo halkaasi lagu toogtay.
Isbuucii lasoo dhaafay Waxaa Magaalada Örebro ka dhcay Toogasho loo geestay Labo Qof.
Labada Qof ayaa weerarka ku dhaawacmay kuwaaasi oo soo gaaray dhaawac halis...
Maxaa Kasoo baxay Kulankii Afayeenka Barlamaanka Sweden uu la qaatay Hogaamiyaasha Xisbiyada.
Afayeenka Barlamaanka Sweden Andreas Norlén ayaa kulan la qaatay Hogaamiyaasha Xisbiyada isagoo isku dayaya Sidii loo dhisi lahaa Dowlada Cusub.
kulanka uu la qaatay Hogaamiyaasha ayaa...