Transportstyrelsen 30 Kronor oo isku badaleysa 530 kronor hadii aad maalmo dib u dhacdo.
Hay.ada Gaadiidka Sweden ee Transportstyrelsen ayaa ka hadashey bixinta lacagta Kaamirada Wadooyinka kuwaasi oo dadka qaarkood aanan bixin waqtigii loogu tala galay.
Transportstyrelsen ayaa sheegtay in...
Xisbiga Sverigedemokraterna oo awood dheeraad ah ka helay Magaalada Hörby.
Xisbiga Sverigedemokraterna ayaa noqday xisbiga ugu weyn ee kamuunta Hörby waana markii ugu horeesay taariikhda.
Xisbiga ayaa helay boqolkiiba 53 codadkii laga dhiibtay kamuunka waxana uu...
Xisbiga Moderateka oo heesta Labo Isbuuc si uu u soo dhiso Dowlad Cusub.
hogaamiyaha Xisbiga Moderateka Ulf Kristersson ayaa heesta Mudo labo Isbuuc ah si uu u soo dhiso Dowlad Cusub.
Afayeenka Barlamaanka Sweden Andreas Norlén ayaa go. an saday...
Hogaamiyaha Xisbiga Modertarka Ulf Kristersson oo Dhisaya Dowlada Cusub isagoo Meesha ka saaray Xisbiga...
inkastoo aan leesku raacin Dhismaha Dowalda Cusub hadana Hogaamiyaha Xisbiga M Ulf Kristersson oo shir jaraa.id la qabtay Afayeenka Barlamaanka ayaa sheegay in uu dhisayo...
Norway Ganaax Lacageed oo laga Qaadayo Waalidka Caruurtooda ka Maqnaadaan iskuulka.
Xisbiga AP ee Dalka Norway ayaa soo bandhigay Sharciyo la xiriira Dhanka Soo galootiga kaasi oo dhawaan gudiga u xilsaaday Gudi.
Sharciyada Gudiga ay soo...
Hogaamiyaha Xisbiga Sverigedemokraterna Åkesson oo sheegay in uu Rajeynayo Wada hadalka Kristersson,
Hogaamiyaha Xisbiga Moderatka Ulf Kristersson ayaa sheegay in uu Dhisayo dowlad isbaheysi ah oo taageero ka heleysa Xisbiga Socialdemokraterna.
Hadalkaasi kadib Hogaamiyaha Xisbiga Sverigedemokraterna SD Jimmie...
Abaal marinta Nobel Prize oo la siinayo Labada nin ee ku guuleestay Daweynta Cudurka...
Labo nin oo cilmi baaris ah oo kasoo jeeda wadamada Mareykanka iyo Japan ayaa sanadkan la gudoonsiinayaa abaalmarinta Nobel Prize.
Labada Nin ayaa daaha ka rogay...
Kamuunada Taajiriinta oo Caawinaya Kamuunada kale ee Dadka Faqiirka ku noolyihiin.
Markii ugu horeesay Kamuunada Taajiriinta ayaa caawindoona Kamuunada ama Degmada ay ku noolyihiin dadka Faqiirka.
Barlamaanka Sweden ayaa go.ansaday sharci dhigaya in Kanuumada Taajiriinta ay...
Migrationsverket oo maanta soo bandhigay Tirada Dhalinyarada soo gudbiyay Codsigoda Sharciga.
Hay.ada Laanta socdaalka Sweden ayaa maanta soo gudbisay tirada Dhalinyarada loo diiday sharciga ee ku jira waxbarashada heerka sare.
Migrationsverket ayaa sheegtay in bishii july...
Xisbiga Sverigedemokraterna oo kula tartamaya Labada Garab ee isbaheystay Kuraasta Gudiga.
mudo dhoor isbuuc ayaa laga joogaa markii xisbiyada labada dhinac ay kasoo horjeesteen isla markana meesha ka saareen Xisbiga Sverigdemokraterna kaasi oo waayay boosaska...