Stefan Löfven oo maanta la kulmay Afayeenka Barlamaanka Sweden.
Raisal wasaaraha Sweden Stefav Löfven ayaa maanta oo isniin ah waxa uu kulan la qaatay Afayeenka Barlamaanka Sweden.
kulanka ayaa ku saabsanaa ka warbixinta halka...
Norway 20 Sano jir kasoo jeeda Sweden oo dil ka geestay Caasimada dalkaasi oo...
booliska Dalka Norway ayaa baahiyay 20 Sano jir kasoo jeeda Dalka sweden kaasi oo looga shakinsan yahay in uu dil ka geestay Caasimada Dalkaasi.
Sawirada...
Imisa Cod ayuu u baahanyahay Stefan Löfven si uu u Noqdo Markale Raisal Wasaaraha...
Raisal Wasaarihii hore ee Sweden Stefan Löfven ayaa markale helay fursad uu Ku noqon karo Raisal Wasaaraha Sweden kadib la siiyay labo isbuuc oo...
Xaaska Raisal Wasaarihii lagu toogtay Bartamaha Stockholm Lisbeth Palme oo geeriyootay.
Xaaska Raisal wasaarihii hore ee Sweden Olof Palme ayaa u geeriyootay xanuun ay qabtay sida laga soo xigtay qoyska Haweeneydaasi.
Lisbeth Palme ayaa Xaas u aheyn...
Xisbiyada Centerpartiet och Liberalerna oo diiday taageerida Dowlada uu soo dhisayo Stefan Lövfen.
Hogaamiyaha Xisbiga S Stefan Löfven oo la siiyay mudo labo isbuuc ah in uu ku soo dhiso dowlada kalsooni ka heesata Barlamaanka ayaa u...
Migrationsverket oo diidmo siisay ku dhawaad 1401 qof oo xareestay Sharciga lagu helayo Skoolka...
Hay.ada Laanta Socdaalka Sweden ee migrationsverket ayaa diidmo siisay ku dhawaad 1401 kun oo qof kuwaasi oo xareestay codsi ku aadan sharciga lagu helayo...
Hogaamiyaha Xisbiga Vänsterpartiet Jonas Sjöstedt oo ka hadlay Kulan uu la qaatay Stefan Löfven.
Shalay oo Arbaco aheyd waxaa kulan wada qaatay Hogaamiyaha xisbiga Vänsterpertiet Jonas Sjöstedt iyo sidoo kale Stefan Löfven oo ku hoolan dhismaha Dowlad Cusub...
Sweden Migrationsverket oo Joojisay 6 Sano jir Hooyadiisa dhimatay oo dib loogu celin lahaa...
Hay.ada Laanta Socdaalka Sweden ee migrationsverket ayaa go.an ku gaartay in ay joojiso isla markana dib u dhigtay qorsho lagu celin lahaa wiil 6 sano...
Eskilstuna Labo Qof oo loo xiray Dil ka dhacay Halkaasi Habeenka isniinta.
Qof ayaa lagu dilay Magaalada Eskilstuna Habeenka isniinta kaasi oo toogasho loo geestay u dhintay marka la geeyay isbitaalka magaalada.
Booliska Eskilstuna ayaa gacanta ku dhigay labo...
Sweden iyo Wadamo kale oo loogu baaqay Joojinta Dib u celinta Qaxootiga Dhalaanka ee...
Hay.ada Qaramada Midoobe qeybta badaabada Caruurta ee (Rädda Barnen) ayaa ku baaqday in Sweden iyo Wadamo kale oo yurub ah ay caruurta dib ugu...