Monday, October 13, 2025

Arbetsförmedlingen oo sheegay in Dad badan oo ku cusub Wadanka ay Heleen Shaqo.

0
Sida ay muujineyso Warbixin uu soo saaray Xafiiska Shaqada Dalka Sweden ee Arbetsförmedlingen waxaa shaqooyin helay dadka badan oo ku cusub Dalka Sweden. Dadka ugu...

Maxaad Ka Taqaanaa Maalinta Halloween-ka oo ku beegan 31 Oktober.

0
Maanta oo ay taariikhdu tahay 31 Oktobar waxay dad badan oo ku nool wadankaan u dabaaldagaan wax loo yaqaano Halloween. Waxaan filayaa in aad...

Joojinta Aadaanka Salaada ee Masaajidka Karlskrona oo ay ku Fashilmeen Xisbiyada Sverigedemokraterna iyo Kristdemokraterna.

0
Labada Xisbi ee Kala Ah SD iyo KD ayaa ku fashilmay markale mooshin ay ka keeneen joojinta Aadanka Salaada ee Masaajidka ku yaalla Magaalada...

Jimmie Åkesson oo Hadal Layaab ah ka yiri Kulamada uu wado Afayeenka Barlamaanka Sweden.

0
Hogaamiyaha Xisbiga Sverigedemokraterna oo Fakar ahaan kasoo horjeeda Xisbiyada kale isla markana aan lagu casuumin kulamada uu wado afayeenka Barlamaanka Sweden ayaa ka hadlay...

Stefan Löfven oo Sheegay in uu Noqoyo Raisal Wasaaraha Sweden Hadii Xisbigiisa uu ku...

0
Raisal wasaraaha Dalka Sweden ee Xilkiisa dhamaaday Stefan Löfven ayaa ku celiyay Su.aashiisa hore ee aheyd Cida Hogaamineysa Dalka. Stefan ayaa sheegay in uu noqonayo...

Afayeenka Barlamaanka Sweden Andreas Norlén oo shir Jaraa.id Qabtay kana Hadlay Tilaabada Xigta.

0
kadib markii Hogaamiyaha Xisbiga Socialdemokraterna Stefan Löfven uu ku dhawaaqay in uusan soo dhisi karin Dowlad Cusub ayaa ku dhawaaqista kadib waxaa shir jaraa.id...

Mudo 20 Sano oo laga Joogo Musiibada Dabkii ka dhacay Caasimada Götenborg sanadkii.

0
Mudo 20 Sano ayaa laga joogaa Dabkii xooganaa ee ka dhacay Caasimada Gotenborg Halkaasi oo dad badan ku dhinteen. ku dhawaad 63 Qof ayaa ku...

Hogaamiyaha Xisbiga Feministiskt Initiativ oo ku dhawaaqday in ay iska joojineyso Shaqada Xisbigeeda.

0
mudo 11 sano ay hogaamineysa Xisbiga Feministiskt Initiativ ayay ku dhawaaqay in ay guud ahaan joojisay Shaqada Xisbiga sanadka danbe. Gudrun Schyman ayaa shaqada Qabatay...

Hogaamiyaha Xisbiga Moderateka Ulf Kristersson oo kulan la leh Afayeenka Barlamaanka Sweden.

0
Wararka laga helayo Xaruunta Barlamaanka ayaa sheegaya in Hogaamiyaha Xisbiga Moderateka Ulf Kristersson uu kulan la qaadanayo Afayeenka Barlaanka Sweden. Kulanka ayaa noqonaya kii ugu...

War Hada Ah Stefan Löfven oo ku dhawaaqay in uusan Dowlad Cusub Soo...

0
Raisal wasaarihii hore ee Sweden Stefan Löfven ayaa maanta gudbiyay natiijada ugu soo baxday mudo labo isbuuc ah oo lasiiyay Xisbigiisa si uu dowlad...