Tuesday, July 8, 2025

Afayeenka Barlamaanka Sweden Andreas Norlén oo maanta Shaaciyay tilabada kale ee la qaadayo.

0
Saaka Afayeenka Barlamaanka Sweden Andreas Norlén ayaa iskugu yeeray warbaahina isagoo kulan la qaatay wariyaasha. Kulanka ayuu afayeenka ku sheegay in Xisbiyada dalka ka jira...

Iskuulada Sare oo lagu ganaaxayo 10,000 kun oo Kr Hadii ardayda Sigaar ku dhex...

0
Sharciga ugu adkaa ayaa ka bilaabanaya Kamuunka Skellefteå kaasi oo ku aadan iskuulada sare ee Magaalada. Sharciga ayaa dhigaya in Lagu ganaaxo lacag dhan 10,000...

Afayeenka Barlamaanka Sweden oo isniinta Shaacinaya tilaabada kale ee loo qaadayo Dhismaha Dowlada.

0
Sida ay sheegayaan Wararka laga helay Barlamaanka Dalka Sweden Afayeenka Barlamaanka ayaa lagu wadaa in uu shir jaraa.id qabto maalinta isniinta. Shirka oo dhacaya Maalinta...

Arbetsförmedlingen oo sheegay in Dad badan oo ku cusub Wadanka ay Heleen Shaqo.

0
Sida ay muujineyso Warbixin uu soo saaray Xafiiska Shaqada Dalka Sweden ee Arbetsförmedlingen waxaa shaqooyin helay dadka badan oo ku cusub Dalka Sweden. Dadka ugu...

Maxaad Ka Taqaanaa Maalinta Halloween-ka oo ku beegan 31 Oktober.

0
Maanta oo ay taariikhdu tahay 31 Oktobar waxay dad badan oo ku nool wadankaan u dabaaldagaan wax loo yaqaano Halloween. Waxaan filayaa in aad...

Joojinta Aadaanka Salaada ee Masaajidka Karlskrona oo ay ku Fashilmeen Xisbiyada Sverigedemokraterna iyo Kristdemokraterna.

0
Labada Xisbi ee Kala Ah SD iyo KD ayaa ku fashilmay markale mooshin ay ka keeneen joojinta Aadanka Salaada ee Masaajidka ku yaalla Magaalada...

Jimmie Åkesson oo Hadal Layaab ah ka yiri Kulamada uu wado Afayeenka Barlamaanka Sweden.

0
Hogaamiyaha Xisbiga Sverigedemokraterna oo Fakar ahaan kasoo horjeeda Xisbiyada kale isla markana aan lagu casuumin kulamada uu wado afayeenka Barlamaanka Sweden ayaa ka hadlay...

Stefan Löfven oo Sheegay in uu Noqoyo Raisal Wasaaraha Sweden Hadii Xisbigiisa uu ku...

0
Raisal wasaraaha Dalka Sweden ee Xilkiisa dhamaaday Stefan Löfven ayaa ku celiyay Su.aashiisa hore ee aheyd Cida Hogaamineysa Dalka. Stefan ayaa sheegay in uu noqonayo...

Afayeenka Barlamaanka Sweden Andreas Norlén oo shir Jaraa.id Qabtay kana Hadlay Tilaabada Xigta.

0
kadib markii Hogaamiyaha Xisbiga Socialdemokraterna Stefan Löfven uu ku dhawaaqay in uusan soo dhisi karin Dowlad Cusub ayaa ku dhawaaqista kadib waxaa shir jaraa.id...

Mudo 20 Sano oo laga Joogo Musiibada Dabkii ka dhacay Caasimada Götenborg sanadkii.

0
Mudo 20 Sano ayaa laga joogaa Dabkii xooganaa ee ka dhacay Caasimada Gotenborg Halkaasi oo dad badan ku dhinteen. ku dhawaad 63 Qof ayaa ku...