Sunday, August 17, 2025

Sweden oo doorasho ku laabaneysa hadii labada isku day ee haray lagu guuldareesto.

0
Raisal wasaarihii hore ee Dalka Sweden Stefan Löfven ayaa maanta la horgeeyay barlamaanka Dalka sweden kuwaasi oo codka kalsoonida kala noqday isla markana diiday...

War Hada Ah Barlamaanka Sweden oo diidmo ugu Codeeyay Stefan Löfven oo Raisal wasaare...

0
Maanta oo jimco ah Stefan Löfven oo ka tirsan xisbiga (S) ayaa loogu codeeyay barlamaanka dhexdiisa. lakin Barlamaanka ayaa ugu codeeyay maya. waxaa laga joogaa...

Canshuurta oo la yareenayo Xisbiga Moderateka oo ku guuleestay Miisaaniyada Sanadka Danbe.

0
Arbacadii, siyaasiyiinta baarlamaanka Sweden ayaa u codeeyay arin muhiim ah. Waxay u codeeyeen sida lacagta Sweden loo isticmaali doono sanadka soo socda. Waxaa loo...

Afar Gaari oo Taxi ah oo xalay lagu gubay Magaalada Malmö ee Dalka Sweden.

0
afar baabuur oo taksi ah ayaa lagu gubay Malmö habeenkii xalay, sida uu sheegay booliska. Digniinta ugu horreysa ee ku saabsan dab-damiska ayaa yimid...

Helista Suuqa Shaqooyinka Dalka Sweden oo Wanaag sananeysa Sanadaha soo socda.

0
Saadaasha cusub ee xafiiska shaqada ee ku aaddan suuqa shaqada ayaa muujineysa in fursadaha helitaanka shaqada sanadaha soo socda ay wanaagsan yihiin. Suuqa shaqada Sweden...

Jimmie Åkesson oo wadanka ka tagay xili uu ka qeyb gali lahaa doorashada Stefan...

0
Arbacada barlamaanka ayaa ka doodaya oo u codayn doona miisaaniyadda soo socota, iyadoo go.an laga gaaridoono haddii Stefan Löfven uu noqon doono ra'iisul wasaaraha...

Booliska oo ka hadlay Nin lagu toogtay bartamaha Magaalada Malmö.

0
goob waalidiintu caruurtooda kaga tageen ee xannaanadda. ayaa xalay banaankeeda lagu toogtay nin 50 sano jir ah. "Waan ognahay in ninkaan uu ku jiray arimo...

Afayeenka Barlamaanka oo Shir jaraa.id ku sheegay in Jimcaha loo Codeenayo Stefan Löfven.

0
Gudoomiyaha Barlamaanka Andreas Norlén ayaa shir jaraa.id ku sheegay in marka la gaaro waqtiga loo codeynayo ra'iisal wasaaraha soo socda. Ay noqon doonto maalinta...

Qorshaha iyo Miisaaniyada Xisbiga Moderateka oo guuleesan kara.

0
Marka la rajeynayo dowlad cusub , qorshaha lacagta Iswiidhan waa in la dhammaystiraa. Dawladdii hore ee xisbiyada Sooshiyaal-dimoqoraadiga iyo bay'ada deegaanka ayaa sameeyey qorshe...

Kala Bar Dadka Sweden oo u codeeyay in Qaxootiga laga yareeyo ama laga joojiyo.

0
In kabadan kala bar ka mid ah dadka iswiidhishka ah ayaa doonaya in ay yaraadaan ama la joojiyo soogalooti. Tani waxaa lagu sheegay warbixinta...