Sweden oo Maxkamad soo taagtay Lix ruux oo lagu heesto falal Argagixiso.
Iyadoo uu maanta bilowday kiis maxkamadeed lix nin, kuwaasoo lagu tuhunsan yahay diyaar-garaw ay ugu jireen fulinta denbi argagixiso iyo maalgelin nooc denbi halis...
Folkhälsomyndigheten oo tirokoob ku sheegtay in Dhalinyaro Badan uu kudhacay Wal-wal ama (stress)
Baaritaan la sameeyay ayaa lagu ogaaday in dhalinyaro badan uu ku dhacay wal-wal ama Stress waxana dhalinyarada ugu badan ee uu ku dhacay u...
Doorashada Raisal Wasaaraha Sweden oo Mareysa Isbuucyadii u danbeesay ee Barlamaanka.
Toddobaadkan inta lagu guda jiro ayaa la rajeeyneyaa ama la fileyaa iney xisbiyadu heshiis kaga gaaraan ciddii doorashada loo igman lahaa kursiga hoggaanka dalka.
Waxaa...
Migrationsverket Tirada Qaxootiga iska dhiibay Sweden Sanadkii hore iyo isbadalo la filayo.
Laanta socdaalka sweden ee Migrationverket ayaa soo saartay tirada qaxootiga iska dhiibay dalka sweden sanadkii hore ee 2018 kuwaasi oo dalbaday in ay dalka...
Warar dheeraad ah Doorashada Sweden oo dib loogu laaban karo Markale.
Doorashada sweden ayaa markale taagan xaalad adag kadib markii laga soo laabtay fasaxyada dalka oo mudo dhoor isbuuc ah lagu maqnaan waxana kulankii ugu...
Guryo badan oo wali koronta la.an ah kadib Danbeylihii dhacay Talaadadii.
dabeylihii dhacay talaadadii lasoo dhaafay ayaa keentay in saameyn xoogan uu ka dhasho dabeylahaasi oo lagu magacaabo Alfrida kuwaasi oo sidoo kale sababay in...
Dabeylo xoogan oo xalay laga dareemay qeybo kamid ah Gobolada Dalka Sweden.
Duufaan loogu magac daray Alfrida, ayaa xalay ilaa iyo saakay ka babaneysa qeybo badan oo ka mid ah dalka Sweden gaar ahaan bariga gobollada...
Lacagta Kaalmada Caruurta ee (barnbidrag) oo laga joojin karo Qoysaska qaar.
Siyaasiyiin ka tirsan xisbiyo kala duwan ayaa soo hadal qaaday in isbedel lagu sammeeyo hanaanka lagu bixiyo lacagta kaalmada caruurta ee la yiraahdo barnbidrag...
Rasaas lagu furay Masaajid ku yaalla Magaalada Malmö..
Xalay saqdii dhex ayaa rasaas lagu furay masaajid ku yaalla Nawaaxiga Xaalafa Jägerroom ee Malmö weerarka ayaana dhacay xiliga lagu guda jiray dabaal daga...
Faafaahin Sharciga Cusub ee Lacagta lagu qaadanayo Maalinta ugu horeysa ee Jirada.
sanad walbo dalka sweden waxaa ka dhaqan gala sharciyo cusub oo saameyn iyo hadal heyn ku leh bulshada dhexdeeda waxana sharciyada qaarkood ku jira...















