Waa Sidee Imtixaanka loo Marayo Basaboorka weyn Hadii Stefan Löfven uu guuleesto Jimcaha.
Mudo dhoor bilood kadib waxaa muuqata in uu jiro heshiis isku soo dhawaansho ah taasi oo keentay in xisbiyada isbahestay ay ka tanaasulaan siyaasadooda...
Canada oo 28 January dib u fureysa Leen horay u xirnaa oo Waalidkaga kuu...
Dalka Canada oo hada ugu horeeya wadamada Caalamka ugu wanaagsan dhanka Qaxootiga caalamka ayaa dib u furaya leen horay u xirnaa kaasi oo shacabka...
Stefan Löfven oo Shir Jaraa’id kaga Hadlay go’anka Xisbiga Vänsterpartiet.
Siyaasada Dalka sweden ayaa mareysa meshii ugu danbeesay waxana muuqata in ay burburayaan siyaasada ku dhisneyd isbaheysiga oo mudo dhoor sano ah meesha ka...
Xisbiga Vänsterpartiet oo shir jaraa’id ku cadeeyay in aysan Xiligan u Codeyn karin Stefan...
Jonas Sjöstedt ayaa aaminsan, isla markaana ku wargeliyay af hayeenka baarlamanka in aan loo baahnayn in Löfven la hor keeno arbacada baarlamanka si loogu...
Go’anka Xisbiga Vänsterpartiet ee taageerida Stefan Löfven oo la Sugayo maanta.
Xisbiga Vänsterpartiet ayaa laga dhoreyaa go’aankiisa inuu sii dayn doono Stefan Löfven inuu ku fariisto jagada hoggaanka dalka iyo in kale, dabadeed kulanka uu...
Sweden SMHI oo digniin kasoo saartay Baraf gaaraya 50 centimeter oo la filayo.
Hay'ada Dalka sweden u qaabilsan dhanka saadaasha hawada ee SMHI ayaa digniin kasoo saartay baraf xoogan oo la filayo in uu ka da'o Gobolada dalka...
Faafaahin 3 Qof oo loo xiray Wiil Somali ah oo xalay lagu dilay Xaafada...
Abaaro xalay fiidkii ayay aheyd markii wiil somali ah lagu toogtay xaafada Tensta isagoo xiligaasi gaarigiisa dhiganayay goob la dhigto gaariga lakin dhaawiciisa ayuu...
Tirada Dhimashada ee Shilalka Gawaarida Dalka Sweden oo korortay.
325 qof ayaa noloshooda ku waayey sannadkii la soo dhaafay ee 2018.
Hoggaanka waaxda gaadiidka dalkaas Jonas Bjelfvenstam ayaa ku tilmaamay kororkaan mid murugo leh...
War Hada Ah Xaafada Tensta oo lagu toogtay Wiil Somali ah.
Wararka laga helayo Waqooyiga caasimada Stockholm gaar ahaan Xaafada Tensta ayaa sheegaya in halkaasi lagu toogtay wiil somali ah kaasi oo dhaawac ahaan looga...
Banaan’baxyo looga soo horjeedo Isbadalka Cusub ee Sharciga LSS oo Sweden ka dhacay.
Shacabka Dalka Sweden ayaa sameeyay Banaan'baxyo ay kaga soo horjeedaan Qorshaha Cusub ee isbadalka loogu sameenayo Sharciga LSS ee caawiya Qofka aan lixaadkiisa u...