Friday, May 16, 2025

Migrationsverket oo war kasoo saaray Xaalada Qaxootiga Afganistan iyo Qaxootiga loo celin karo.

1
Hay'ada laanta socdaalka sweden ee migrationsverket ayaa qoraal ay soo dhigtay website-ka laanta waxay kaga hadashay xaalada ka taagan Dalka Afganistan ee Gobolada dalkaasi iyadoo...

Dalka Sweden Hooyo iyo Wiilkeeda oo Baraf dartii ugu geeriyooday Magaalada Skutskär .

0
Hooyadan iyo wiilkeeda oo 15 jirka ayaa maydkooda laga helay bannaanka hore ee magaalada Skutskär ee Sweden. Labada mayd ayaa laga helay meel biyuhu fariistaan...

Dood ka taagan Timaha Wasiirad ka tirsan Wasiirada Cusub ee Dalka Sweden.

0
Amanda Lind (MP), oo dhawaan loo magacaabay wasiirka dhaqanka, ciyaaraha iyo dimuqraadiyadda ayaa ka jawaabtay dhaleecayno ku aadan timaheeda oo ah rasto (timo sidii la...

Deegaanka Sala oo laga helay Meydka 3 Ruux oo uu ku jiro Qofka dilka...

0
Booliiska ayaa 3 ruux oo meyd ah ka helay guri ku yaala deegaanka Sala fiidnimadii Arbacada. Abaaraa sagaalkii iyo barkii fiidnimo ayay sheegeen booliisku in...

Midowga Yurub oo digniin kasoo saaray iibinta Basaboorka Muwaadiniinta Yurub.

0
Golaha Midowga Yurub ayaa digniin adag waxay kasoo saareen iibinta Basaboorada Muwadiniinta yurub ee laga iibiyo dadka hodanka kuwaasi oo dhibaato adag ay kasoo...

Götenborg Booliska oo helay gabar yar oo laga afduubtay Albaabka hore ee Hoyga Xanaanada...

0
Booliiska dalka Sweden ayaa ku guulaystay inay dib u soo celiyaan gabar yar oo lix bilood jir ah oo isla maanta lagu waayey bannaanka...

Sweden Shirkada Google Map oo soo kordhineysa in aad ogaato Xawaaraha Wadada iyo Camerada...

0
Shirkada Google Map ayaa bilaabeysa in ay dadka wada gawaarida ay ogaan karaa camerada wadada ku xiran xawaaraha loogu tala galay iyo in qofka...

Shaqaalihii Dekada Magaalada Malmö 30 kamid ah oo joojiyay Shaqadooda.

0
Aroornimadii saaka saacada todobadi ayey shaqo joojin iyo lookout, khilaaf shaqo oo ah in shaqo bixiye ka xiro shaqaalaha goobta shaqada ka bilowday dhowr...

Wasiirad ka tirsan Wasiirada Cusub ee Sweden oo durba la kulantay dhaleeceyn xoogan.

0
Amanda Lind (MP), wasiirka cusub ee dhaqanka, ciyaaraha iyo dimuqraadiyadda ayey dhaleeceyn uga timid siyaasiyiin uu ka mid yahay, hoggaamiyaha xisbiga Liberalerna Jan Björklund. Dhaleeceynta...

Migrationsverket-ka oo War Cusub kasoo saaray Qaabka uu Qofka ku heli karo Sharciga Sweden.

0
Hay.ada laanta Socdaalka Sweden ayaa war qoraal ah oo ay soo dhigtay website Migrationsverketka waxay kaga jawaabtay qoraal lagu baahiyay dhanka baraha bulshada kaasi...