Sunday, May 19, 2024

Dibad-baxyo ka dhacay Magaalooyin badan oo ka tirsan Dalka Sweden.

0
Hogaamiyaha Xisbiga V Jonas Sjöstedt, dhowr siyaasiyiin iyo ururo kale ayaa muujiyay sida ay uga xun yihiin miisaaniyadda Xisbiyada M iyo KD "Waxaan qabannay miisaaniyad...

Booliska oo digniin kasoo saaray wadista gawaarida Goobo badan oo Dalka.

0
Saddex dhaawac ah ayaa ka dhacay jidka weyn ee 40 waxana taasi sabab u ah wadada oo leh baraf iyo dhalal badan. "Darawalku waa mid...

Magaalada Göteborg Labo qof oo loo xiray Meydka 20 sano jira laga helay Guri...

0
Göteborg Labo qof oo loo xiray Meydka 20 sano jira laga helay Guri ku yaalla Halkaasi. Meydka Nin 20 sano jir ah ayaa laga helay...

Dhalinyarada oo Gadiidka Dadweynaha ku raacaya Lacag Xagaaga soo socda.

0
Ma jiri doonto xagaaga soo socda dhalinyarada raaci kara gaadiidka dadweynaha bilaashka ah. taasi ayaa muujineysa soo jeedinta miisaaniyadeed xisbiyada Moderates iyo KD oo...

Sweden oo doorasho ku laabaneysa hadii labada isku day ee haray lagu guuldareesto.

0
Raisal wasaarihii hore ee Dalka Sweden Stefan Löfven ayaa maanta la horgeeyay barlamaanka Dalka sweden kuwaasi oo codka kalsoonida kala noqday isla markana diiday...

War Hada Ah Barlamaanka Sweden oo diidmo ugu Codeeyay Stefan Löfven oo Raisal wasaare...

0
Maanta oo jimco ah Stefan Löfven oo ka tirsan xisbiga (S) ayaa loogu codeeyay barlamaanka dhexdiisa. lakin Barlamaanka ayaa ugu codeeyay maya. waxaa laga joogaa...

Canshuurta oo la yareenayo Xisbiga Moderateka oo ku guuleestay Miisaaniyada Sanadka Danbe.

0
Arbacadii, siyaasiyiinta baarlamaanka Sweden ayaa u codeeyay arin muhiim ah. Waxay u codeeyeen sida lacagta Sweden loo isticmaali doono sanadka soo socda. Waxaa loo...

Afar Gaari oo Taxi ah oo xalay lagu gubay Magaalada Malmö ee Dalka Sweden.

0
afar baabuur oo taksi ah ayaa lagu gubay Malmö habeenkii xalay, sida uu sheegay booliska. Digniinta ugu horreysa ee ku saabsan dab-damiska ayaa yimid...

Helista Suuqa Shaqooyinka Dalka Sweden oo Wanaag sananeysa Sanadaha soo socda.

0
Saadaasha cusub ee xafiiska shaqada ee ku aaddan suuqa shaqada ayaa muujineysa in fursadaha helitaanka shaqada sanadaha soo socda ay wanaagsan yihiin. Suuqa shaqada Sweden...

Jimmie Åkesson oo wadanka ka tagay xili uu ka qeyb gali lahaa doorashada Stefan...

0
Arbacada barlamaanka ayaa ka doodaya oo u codayn doona miisaaniyadda soo socota, iyadoo go.an laga gaaridoono haddii Stefan Löfven uu noqon doono ra'iisul wasaaraha...