Denmark oo sheegtay in Madaxweynaha somaliya ka codsaday dib u celinta Qaxootiga Somaliya.
Sida ay qoreen warbaahinta gudaha Denmark Madaxweynaha Somaliya Farmaajo ayaa doonaya in Qaxootiga somalida ee ku nool Denmark in dib loogu celiyo dalkooda sida...
Dowlada Sweden oo soo bandhigtay Sharciga iyo Mudada la keedinayo Codadka laga duubay Taleefanada...
Laba bilood. Waa wakhtiga la keydin karo wadahadal telefoon lagu yeeshey. Sidoo kale in ay shirkadaha teleefanku keydiyaan cidda wada xiriirtey. Hindisahan ayey dawladdu maanta shaacisay.
Sababta ayaa...
Götenborg qof meydkiisa oo laga helay xaafada Stigbergstorget booliska oo ka hadlay.
qof meydkiisa ayaa laga helay xaafada Stigbergstorget ee caasimada labaad ee Dalka sweden sida uu booliska magaalada ku qoray Websiteka (Hemsida) uu ku leeyahay...
Hay’ada SSB oo sheegtay in Dadka Norwejiga ugu badanyihiin Jiro qorashada Yurub oo dhan.
SSB falanqayn cusub oo ay ku samaysay arrinkan ayaa muujiyey in dadka shaqeeya ee noorweejigu ay yihiin kuwo kaalinta sare kaga jira waxa loo...
War hada Ah Sharci Cusub oo lagu soo rogay Shaqaalaha ka shaqeeya Goobaha dhalinyarada...
Laga bilaabo koowda bisha luulyo ee sannadkan waxaa hirgeli doona xeerka in dhammaan shaqaalaha ka howlgala goobaha xilliga firaaqadaee dhallaanka ey heeystaan shati xirfadeed...
Rinkeby Hoyga Maaweelada dhalinyarada oo dib loo furayo mudo kadib.
Kadib muddo saddex bilood ah oo uu xirnaa ayaa dib loo bilaabey howlihii fiidadka lagu qaban jirey daarta dhallinyarada ee xaafadda Rinkeby.
Howlihii goobtaa ka...
Raisal wasaaraha Sweden Stefan Löfven oo Madaxweynaha Somaliya kula kulmay Masar.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaala Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb-galay Shir Madaxeedka Midowga Yurub iyo dalalka Jaamacadda Carabta oo ka furmay magaalada Sharm...
Raisal wasaaraha Sweden Stefan Löfven oo go’an ka qaatay dib u soo labashada Muwadiniinta...
Raisal wasaaraha Sweden Stefan Löfven ayaa ka hadlay go'anka iyo codsiga Madaxweynaha Dalka Mareykanka Donald Trump ee ku aadan in magangalyo la siiyo muwaadiniinta ka...
Migrationsverket-ka oo kordhisay tirada Qaxootiga ay kasoo qaadaneyso Qaarada Africa.
hay'ada laanta socdaalka u qaabilsan sweden ee migrationsverket ayaa soo bandhigtay tirada qaxootiga ay soo qaadaneyso sanadkan taasi oo ugu badan qaxootiga laga soo qaadayo...
Norway oo sheegtay in hoos u dhacday tirada dadka isguursaday ee dalkeeda.
Dowlada norway ayaa soo saartay tiro koob ku aadan dadka isguursaday sanadkii hore kadib markii ay hay'ada Xog aruurinta dalka SSB ay soo bandhigtay...















