Xisbiga KD oo la shaqeenaya SD iyo Moderate-ka oo ka hadlay wada shaqeynta Xisbigaasi.
Hogaamiyaha xisbiga Kristdemokraterna, Ebba Busch Thor,ayaa bogga Facebook ku cadeeysay in xisbigeedu wadashaqeeyn siyaasadeed la yeelan karaan Sverigedemokraterna.
Su´aalaha aanu qeeybsanayno isku fikir khalad uma arko in...
Dowlada oo dooneysa in Körkort-ka Basaska iyo Taraaga (Lastbil) lagu qaadi karo lacagta amaahda...
Dowlada Sweden gaar ahaan xisbiga S ayaa doonaya in lacagta amaahda ee ardayda ka helaan hay'ada CSN lagu qaadi karo kaararka lagu kaxeeyo Basaska...
Bangiga Swedbank oo war Cusub kasoo saaray eedeynta Loo jeediyay ee Lacagta Suuqa Madow.
Madaxa Swedbank Birgitte Bonnesen ayaa ka hadashay markii ugu horeysay ilaa iyo markii la soo shaac dhigay warbixintii ku saabsanayd kashifaadda lacagta madow ee...
Gudaha Maktabada (Bibliotek) Xaafada Tensta oo lagu kala iibiyo Maandooriyaha.
Gudaha maktabadda Tensta ayaa waxa ka socda ganacsi maandooriye kaasoo u socdo si aan qarsooneyn. Ganacsigan ayaa keeni kara in la xiro maktabadda.
In kastoo...
Warbixin Wadan walbo oo Yurub ka tirsan uma dhashaan caruur ku filan.
Tiro aad u yar ee qoysaska Yurub oo doorta inay carruur badan dhalaan. dalalka EU/EØS midkoodna hadda uma dhawo inuu tirada dadkiisa isku dheeli...
Dalka Finland oo noqday Dalka ugu farxada badan dunida.
Warbixinta farxadda dunida ee Qaramada Midoobey "World Happiness Report" oo soo baxday maanta ayuu dalka Finlaan sanadkana mar kale noqday dalka ugu farxada badan...
Malmö Bam lagu qarxiyay Goob Kalaab ah oo habeenki lagu caweeyo.
Kalaab lagu caweeyo habeenki oo ku yaalla Magaala Malmö ayaa lagu qarxiyay Bam habeenki Axada ee aanu soo dhaafnay taasi oo cidna waxba ku...
Migrationsverket-ka oo war kasoo saaray Sharciga ku meel gaarka Qaxootiga ee Xagaagan ku eg
Wakaaladda socdaalka ee migrationsverketka ayaa ka digtay caqabadda ka dhalan karta qorshaha dawladda ee la xiriira in wakhti lagu daro sharciga ku meel gaarka...
Siyaasi ka tirsan Xisbiga Xagjirka ee SD oo Masaajid ka dhisaya Magaalada Karamfors isagoo...
Siyaasiga Mark Kollinis ee ka tirsan Xisbiga Midigta Fog ee dalka Sweden ayaa soo jeediyey qorshe uu ku doonayo inuu Masjid iyo Xarun Dhaqan...
Digniin Baraf xoogan oo wata dabeylo oo laga filayo guud ahaan Gobalada Dalka Sweden.
baraf balaaran isla markana wata dabeyso xoogan ayaa la filayaa in uu ka da'o qeybo kamid ah gobolada Dalka Sweden iyadoo mid kamid ah...













