Akhriso Sharciyada Cusub ee ka hirgalaya Sweden Sanadka Cusub ee 2020 iyo kuwa wax...
Bilowga Sanad walbo oo cusub waxaa soo kordha Sharciyo cusub iyadoo kuwii hore qaarkood lagu sameeyo isbadalo Warbaahinta somaliska ayaa idin soo bandhigeysa sharciyada...
Ururka IOGT-NTO oo Ciyaaro isdhex-gal u qabtay dhalinyarada Jordbro
Xaafada Jordbro oo ka tirsan Kamuunka Hanning ayaa lagu qabtay kulan ciyaareed is dhexgal ah kaasi oo lagu dhiirogaliynayay dhalinyarada ku nool Xaafada Jordbro.
Ciyaaraha...
War Hada Ah Tareenada mara Dhulka Hoostiisa oo loo joojiyay Bam looga Shakiyay Awgeed
Khadka buluugga ah ee tareenka mara dhulka hoostiisa ee Solna ayaa la joojiyey ka dib go'aan ay bilaysku ka gaadheen sida laga soo xigtay...
Migrationsverketka oo soo saaray Tirada Dadka dib loo qiimeendoono Da’dooda dhalashada
Wakaaladda baarista dunuubta Rättsmedicinalverket oo bil dabadeed u gudbin doonta wakaaladda socdaalka caddeeyntii ugu horreeysay ee da’da.
-Caddeeynta da’da ayaa muhiimad ku leh howlaha la...
Shaqo si aad u hesho Waa in aad Gacanta ku Salaanto Dadka kale
Madooneysaa in aad shaqo ka hesho Kamuunka Trelleborg ee Dalkan Sweden waxaa qasab kugu ah in aad gacantaada ku salaanto dadka kale ee ka...
Sharci Cusub oo Qaxootiga dhib ku ah oo bilaabanaya Bisha January ee Sanadka 2020
Is badael ayaa ku dhacay xeerka qaxootiga doonaya inuu doorto ama la yimaado hooygii uu ku noolaan lahaa, waxa loo yaqaano (EBO).
Is bedelkan ayaa...
Magaalada Uppsala oo lagu toogtay Labo Qof oo m
Nin 25 jir ah ayaa u geeriyooday dhaawacyo xalay ka soo gaarey toogasho lala beegsaday isaga iyo nin kale oo 20 jir ah nawaaxiga...
Isbadalkii Xafiiska Shaqada ee Arbetsförmedlingen oo dib looga laabtay
Wasiirka suuqa shaqada Ewa Nordmark oo shir jaraa’id saaka qabatay ayaa kaga warrantay habka ay dawladdeeda iyo xisbiyada C iyo L ee kula jira...
Sharci Nuucee ah ayaa la siiyay dadkii uu ka dhacay Sharciga Daganaanshaha Kumeel gaarka...
Waxaa Sanadkan dhamaadkiisa ku beegan waqtiga uu ka dhacayay Qaxootiga qaarkood Sharciga kumeel gaarka ee Sadaxda Sano waxaana dadka Badankooda ay heleen Sharciyo kale...
Norrköping Labo Qof oo u dhintay Toogasho loogu geestay Bartamaha Magaalada
booliska degmada Norrköping ayaa helay digniin muujineysa labo Qof oo lagu toogtay
bannaanka hore goob nightclub ah oo lagu caweeyo oo ku taala bartamaha magaalada.
Markii...












