Baarlamaanka Sweden Oo Ansixiyay Sharci Cusub Oo Adkeynaya Shuruudaha Deganaanshaha,
Stockholm – Baarlamaanka Sweden ayaa maanta meel mariyay hindise sharciyeedka ay soo jeediyeen xisbiyada heshiiska Tidö, kaas oo loo yaqaan “Hab-dhaqan aan wanaagsanayn” (Bristande...
Barlamaanka Sweden oo Ansixiyay Joojinta Sharciga Deganaanshaha Rasmiga
Baarlamaanka Iswiidhan ayaa ansixiyay sharci cusub oo meesha ka saaraya waddadii lagu heli jiray deggenaanshaha joogtada ah (permanent residence) ee qaxootiga iyo dadka helay...
Booliiska Sweden oo Toogtay Nin Isku Dayay Inuu Dilo Saddexdiisa Carruur iyo Hooyadood
Koonfurta Stockholm waxaa ka dhacday dhacdo amni oo culus oo ku dhammaatay geerida nin ay booliisku toogteen, kaddib markii looga shakiyay inuu afduubtay saddexdiisa...
Darawal Taxi oo Sharciga Deganaansha Rasmiga loogu diiday Xawaaraha Gaariga
Hay’adda socdaalka Sweden ayaa laba jeer diiday codsiga deganaanshaha joogtada ah ee darawal taxi ah, kadib markii lagu diiwaangeliyay afar xadgudub oo dhanka taraafikada...
Hindise Cusub:- Wado lagu heli karo Dhalashada Sweden Qaab Deg Deg ah oo lasoo...
Xisbiga Centerpartiet ayaa soo bandhigay soo jeedin cusub oo ah waddo degdeg ah oo lagu heli karo jinsiyadda Sweden, taasoo u oggolaanaysa dadka inay...
Hoos u dhac ku yimid codsiyada cusub ee gunnada shaqo la’aanta ee Sweden
Hoos u dhac ayaa ku yimid tirada dadka cusub ee codsada gunnada shaqo la’aanta ee Sweden intii lagu jiray bisha Febraayo, marka loo eego...
Xisbiga SD oo dalbaday in la joojiyo lana xiro dugsiyada Islaamiga ah ee gaarka...
Xisbiga Sweden Democrats (SD) ayaa ku baaqay in la joojiyo aasaaska dugsiyo Islaami ah oo gaar loo leeyahay oo cusub oo laga dhiso Sweden,...
Xisbiyada Dowlada Sweden oo Heshiis ka gaaray Sharciga Deganaansha, Tarxiilka iyo Shaqooyinka
Xisbiyada ku jira heshiiska Tidö ayaa soo bandhigay tallaabooyin cusub oo lagu joojinayo tarxiilka dhalinyarada qaarkood iyo in wax laga beddelo qawaaniinta la xiriira...
Toogasho ka dhacday Koonfurta Caasimada Stockholm oo Qof lagu Dhaawacay
Qof ayaa fiidnimadii Sabtida lagu toogtay xaafadda Fagersjö ee koonfurta magaalada Stockholm, waxaana loo qaaday isbitaalka si loogu daweeyo, sida ay sheegeen booliska Sweden.
Booliska...
Digniin ku saabsan khiyaano internet-ka oo lagu beegsanayo dadka bixiya canshuuraha ee Sweden
Internetstiftelsen ayaa ka digtay isku dayo khiyaano internet ah oo lagu bartilmaameedsanayo dadka bixiya canshuuraha, iyada oo loo marayo bog internet oo been abuur...















