Friday, October 31, 2025

Sweden Tirada Dadka u dhintay Caabuqa Coronavirus oo Korortay Magaaladee ugu badan

0
Saddex qof oo hor leh ayaa u geeriyoodey caabuqa korona dalka Sweden, sida uu qoray war geeyska Aftonbladet. – Saddexdan qof ee geeriyooday oo horay...

Akhriso:- Habka ugu Wanaagsan ee looga hortagi karo Cudurka Coronavirus ee dunida ku faafaya

0
Waxaa bilihii lasoo dhaafay dunida aad ugu baahay xanuunka Corona ee loo yaqaano Covid 19, kaas oo kumanaan dad ah ay ugu dhinteen dalalka...

Dhageyso:- Madaxda Dowlada Sweden oo Shir Jaraa’id Qabtay goor dhow kana soo saaray Qodobo...

0
Madaxda ugu sareyso Dowlada Sweden Sida Raisal wasaaraha Sweden Stefan iyo Xubno kale oo dhanka dowlada ku jira ayaa qabtay shir jaraa'id waxaana ay...

Dowlada Sweden oo Qof kasta ugu baaqday in wadanka uu joogo kana digtay Safarada...

0
Joog wadanka hana u safrin wadan kale hadii aysan jirin muhiimad gooni ah taasi waa fariinta dowlada u dirtay dadweynaha Sweden. ''maahan xiliga saxda ah...

Diyaarada Turkish Airline oo joojisay Duulimaadkeeda Sweden iyo Norway

0
Tobanaan kun oo Swedish iyo Norwegian ayaa waxaa saameenaya go’aanka diyaaradda Turkish airlines ku joojisay duulimaadyadda ka tegaya ama imaanaya Sweden, Norway iyo sideed...

Dukaanada Sweden iyo Farmashiiyada oo laga waayay Cunooyinka iyo Adeegyada kale ee muhiimka ah

0
Dukaanada Dalka Sweden ayaa lagu waramayaa in ay gabaabsi ka yihiin adeegyada qaar ee muhiimka ah sida Cunooyinka iyo Warqadaha loo isticmaalo Suuliyada kadib...

Denmark oo iska xirtay Xuduudka Sweden ay la wadaagto

0
Saacadda marka ay maanta ahayd 12 duhurnimo dalka Danmarka ayaa xiray xadka uu la wadaago Sweden si isaga ilaaliyo faafista cudurka Coronavirus. Dadka Sweden ee...

Qofkii Labaad oo Sweden ugu geeriyooday Cudurka Coronavirus ee Xaaladiisa sii kordheyso

0
Qofkan labaad ee uu dilay Corona iyo kii ka horreeyay  ayaa labadduba ah dad waaweelo oo qabay xanuuno kale. Bukaankan labaad ayuu cudurka ku dilay cisbitaalka...

Rai’sal Wasaaraha Sweden oo Shir Jaraa’id kaga hadlay Xaalada Dalka iyo go’anada laga filayo...

0
Madaxa dawladda Sweden, Stefan Löfven oo shir jaraa’id ku qabtay Rosenbad, xarunta madaxtooyada Sweden ayaa sheegay inay xaalad culus hor taalo bulshada dalka Sweden. -Xaaladda...

Sharci Cusub:- Lacagta laga jaro Qofka ka Xanuunsada Shaqada maalinta kowaad oo la joojiyay

0
Dowladda ayaa meesha ka saartay lacagta ganaaxa ee maalinka ugu horreeya laga jaran jiray shaqaalaha xanuunsada  iyada oo shirkaddaha dalkana loo oggolaaday in muddo...