Friday, January 9, 2026

Sweden oo kordhisay tirada Dadka isku imaan kara goobaha Xafladaha iyo goobaha kale

0
Dowlada Sweden gaar ahaan qeybta Caafimaadka Dadweynaha ayaa maanta shaacisay in ay kordhisay tirada Dadka isku imaan kara oo horay u ahaa 50 qof...

Sweden oo go’an kasoo saartay Muwaadiniinta Britain ee ku sugan Dalkeeda

0
Dowlada Sweden ayaa go'an kasoo saartay Muwaadiniinta Britain ee ku sugan Dalkeeda go'anka ayaana la xiriira Dadka ku nool Sweden madama 31 janauary ay...

Booliska Malmö oo ka hortagay Banaan-bax lagu gubi lahaa Quranka Kariimka

0
Booliska Caasimada Malmö ayaa ugu danbeyn go'an saday in ay ka hortagaan Banaan-bax la qorsheenayay in lagu gubo Quraabka kariimka kaasi oo ka dhici...

Sweden oo ka hadashey iibinta Basaboorka Dahabka ee Cyprus

0
Wasiirka Caddaaladda iyo Socdaalka Morgan Johansson (S) ayaa u arka halis weyn in Qubrus iibiso Baasaboorada Dahabka ah ee laga iibiyo dadka ruushka ku...

Waxa uu iskaga baxay Kooxaha Gangiska lakin Maanta ayaa lagu toogtay Nawaaxiga Lidingö

0
Nin lagu dilay Lidingö subaxnimadii Isniinta ayaa xiriir la lahaa mid ka mid ah kooxaha gangiska oo hadda dagaal dhiig ku daatay ka wado...

Försäkringskassan:- Waxaad Dalban kartaa Lacagta kaalmada dhaqaale hadii aadan guriga ku shaqeyn karin

0
Qaar kamid ah Dadka qaba Xanuunada halista waxay hadda dalban karaan magdhow ku aadan shaqooyinka ku seegay Corona dartii Codsiga ayaa furmay subaxnimada maanta-...

Sadax Qof oo Corona ugu dhimatay Dalka Sweden

0
Sadax qof ayaa u dhimatay Xaalada Corona ee ka jirta Dalka Sweden taasi oo ka dhigan in dhimashada guud gaarto 5,813 qof sidoo Hay'ada...

Dowlada Sweden oo kordhisay Waqtiga ilkaha lagu haajinayo

0
Dawladdu Sweden ayaa go’aansatay inay kordhiso muddada magdhawga ilkaha ee bukaannada aan awoodin inay booqdaan dhakhtar sababo la xiriira cudurka .Corona. Sida laga soo xigtay TT. Caadi...

Iibsiga Gawaarida Lasoo isticmaalay oo Korortay gudaha Sweden

0
tan iyo markii uu Xanuunka Corona uu soo kordhay waxaa korortay iibsashada Gawaarida lasoo isticmaalay taasi oo ugu wacan dadka badankooda oo aanan dooneenin...

Wasiirada Waxbarashada Sweden ” Iskuulada Sare Waxaa dhici karta in lagu barto Habka fogaanta...

0
Wasiirada Waxbarashada Dalka Sweden Anna Ekström. oo qabatay shir jaraa'id ayaa sheegtay in ay dhici karto in dib loogu laabto habka waxbarashada fogaanta ee...