Cabdi Shaakir ”Nolosha Ingariiska ayaa ii dhaanta mida Sweden ee aan ku noolaa”
waa sida uu Qabo Cabdi Shaakir oo ah wiil dhalinyaro ah kaasi oo wadanka Sweden isaga tagay mudo 8 bil kahor isagoo tagay Dalka...
Waxa uu noqday Muwaadin Swidhish ah Rasmus Baludan oo ku Caanbaxay Gubista Quraanka
Siyaasiga Xagjirka Daanishka ee Rasmus Paludan wuxuu noqday muwaadin Iswidish ah. Wuxu sheegay inuu rajaynayo inuu hawlo badan ka qaban karo Sweden, sida ay...
Sweden oo laga diiwaangaliyay 919 Kiis oo Coronavirus (digniin lasoo saaray)
Laba qof oo kale oo la xaqiijiyey inay u dhinteen Convid 19- gudaha Dalka Sweden, sida ay sheegtay wakaaladda caafimaadka bulshada.
Tirada guud ee dhinashada...
Ulf Kristersson ”Xisbiga Moderate-ka diyaar ayuu u yahay in la rido Stefan Löfven iyo...
Xisbiga Kristdemokraterna wuxuu taageersan yahay dalabka xisbiga Bidixda ee mooshinka cambaareynta ah ee ka dhanka ah raiisul wasaare Stefan Löfven (S)
Ulf Kristersson ayaa isna...
Dowlada oo war kasoo saartay Fududeynta Xayiraadaha saaran Dalka
Ma jiri doono fududeynta xayiraadaha taageerayaasha ee waaxda dhaqanka iyo isboortiga. Farriintaas ayay dowladdu dhiibtay maanta sababtuna waxay tahay, sida ay sheegtay wasiirka arrimaha bulshada...
KD ” Hala joojiyo Luuqada Afka Hooyo ee Dalka lagu barto”
Xisbiga Kristdemokraterna ayaa aaminsan in la joojiyo barashada afka hooyo ee dhammaan iskuulada dalka. Xisbigu wuxuu rumeysan yahay in waxtarka waxbarashadda aan lagu caddeyn...
Xisbiyada S iyo MP ee Sweden oo Heshiis ka gaaray Siyaasada Socdaalka
Xisbiga Sooshal dimuqraadiga iyo xisbiga Miljöpartiet ayaa isku raacay in la diro dhamaan soojeedinta guddiga socdaalka si wadatashi looga sameeyo.
Laakiin xisbiga Miljöpartiet ayaa meel...
Hay’adda Waxbarashada Sweden CSN oo soo bandhigtay tirada Ardayda ee Dibada wax ku barata
Dad yar ayaa doorta inay wax ku bartaan dibada, gaar ahaan USA, oo horey u ahayd halka ugu badan ee ardayda wax ku bartaan...
Sweden oo sheegtay in Dhalinyarada uu u badanyahay ku dhicitaanka Cudurka Coronavirus
Maanta oo Talaadada ah mas'uuliyiint Caafimaadka waxay qabteen shirkoodii 100aad ee jaraa'id oo ay uga hadlayeen xaalada corona tan iyo markii uu cudurku bilaabmay.
Infekshanku...
Xisbiga Moderaterna oo soo bandhigay miisaaniyadiisa Sanadka ee Dowlada
La dagaalanka shaqo la’aanta iyo dambiyada ayaa ah waxa ugu muhiimsan miisaaniyada ee xisbiga Moderaterna, oo saaka lasoo bandhigay. Isla mar ahaantaana, waxay ku...
















