Sweden oo Xukun Xadhig ah ku riday Rasmus Paludan oo Quraanka gubi jiray
Maxkamadda Malmö ee dalka Sweden ayaa afar bilood oo xarig ah ku xukuntay Rasmus Paludan oo u dhashay dalka Denmark.
Ninkan ayaa lagu Riday Xukunka...
Tirada Dadka Laga Ceshtay Shatiga Wadista Gaariga (Körkort) oo korortay Sweden
Kumanaan qof oo Iswiidhan ku nool ayaa sanad walba luminaya shatiga wadista sababo kala duwan oo ay ka mid yihiin xadgudubyada gaadiidka iyo sababo...
Migrationsverket-ka oo Mushahar Kordhin dartii ugu diiday Qof Dalbaday Cusbooneysiinta Ogolaansho Shaqo
Laanta socdaalka ayaa diiday in ay dib u cusboonaysiiso sharciga shaqada ee muwaadin Ukrain ah, sababo la xiriira kordhinta mushaarkeeda billaha ah oo aad...
Haweeney Laga Tarxiilay Sweden oo dib ugu soo laabatay iyadoo Sharci Deganaansho heysata
Haifa ayaa Jimcii ka soo duushay dalka Yemen iyadoo ka dagtay garoonka diyaaradaha ee Luleå Airport ka dib markii ay heshay sharciga degenaansho.
Haweeneydan markale...
försäkringskassan oo ku Amartay Bixinta 10.6 milyan Nin been abuur ka sheegay Kaalmo uu...
Mid kamid ah Dadka Deegaanka ee ku nool Magaalada Malmö ayaa lagu amrtay Bixinta lacag gaareysa 10.6 Milyan oo Krone kadib markii lagu helay...
Sharci Cusub oo Taayirada Jiilaalka oo ka bilaabanaya Sweden
Dowlada Sweden ayaa shaacisay Sharci Cusub oo dhigaya in Taayirada Xiliga Jiilaalka ama Qaboohaha ay yeeshaan Calaamada loo yaqaano 3PMSF oo ka kooban Buur...
Warar Dheeri Ah: Haweeney 60 Sano jir ah oo lagu toogtay Xaafada Akalla
Warar dheeri ah ayaa laga helayaa Haweeney 60 sano jir ah oo toogtay Xaafada Akalla taasi oo meydkeeda laga helay Hoygeeda Sida ay sheegtay...
Wariye ka tirsaneyd Idaacada Sweden oo Muqdisho lagu dilay
Amun Abdullahi oo u shaqaynaysay idaacada Sveriges Radio ayaa lagu dilay gudaha Soomaaliya sida ay sheegtay Ekot. Lama oga sababta ka danbeysa dilkan.
Warar ay...
Qaxootiga Ku Cusub Sweden oo Hal Gobol Joogaya Sida Dowlada soo bandhigtay
Xisbiyada ku heshiiyay Heshiiska Tidö ayaa doonaya in dhamaan dadka magangalyo doonka ah ay ku noolaadaan xarunta hey’adda socdaalka, waxaana hadda baarayaasha dowladda ay...
Sweden oo ku biirtay Wadamada Qaxootiga u diraya Dalalka Kale
Iswiidhan iyo dhowr waddan oo kale oo EU ah ayaa doonaya magangalyo-doonka diidmada helay in lagu hayo meel ka baxsan Midowga Yurub. Sida ay...