Norway Muslimiinta oo ka carooday Xayeysiis ay soo bandhigtay Shirkada Telia
Muuqaal ay baahisay shirkada Telia ayaa dad badan oo ku sugan Dalka Norway ku abuurtay caro xoogan iyadoo carada badankeeda ay ka dhalatay muuqaalka...
Norwey Digniin laga soo saaray Fariimaha Canshuur celinta (skattemeldingen) oo 4 April la qebinayo
Digniintani waa fariin ka timid madaxa fayaqabka ama amniga ee Skatteetaten Svein Mobakken.
Khamiista soo socota ee 4-ta april ayaa lagu wadaa in la qaybiyo...
Norway oo sheegtay waqtiga uu bilaabanayo Sharciga Cusub ee ogolaanaya qaadashada labada dhalasho.
tan iyo sanadkii hore Dowlalada ayaa ku hoolaneyd waqtiga uu bilaabanayo sharciga cusub ee dadka dalka u ogolaanaya in ay qaataan labo dhalasho oo...
Wadamada Yurub oo laga hadal hayo Tahriibayaal Afduubtay Markabkii soo badbaadiyay
Ciidamada jasiiradda Malta ayaa gacanta ku dhigay markab ah kan shidaalka xambaara oo ay afduubteen dad tahriibayaal ah oo badda laga soo badbaadiyay iyaga...
Wasiirka Cadaalada Dowlada Norway oo iska casilay Xilkiisa wasiirnimo
Ra’iisul wasaare Erna Solberg oo sheegtay inay ka xun tahay is casilaadda Wara.
Ra’iisul wasaare Erna Solberg (H) iyo wasiirka cadaaladda Tor Mikkel Wara (Frp)...
Barlamaanka Midowga Yurub oo u codeeyay Sharci Cusub oo internetka ah.
Xubnaha Barlamaanka ku jira Midowga Yurub ayaa u codeeyay Sharci mudo dhoor ah la sugayay oo dhanka internketka ah kaasi oo ku aadan xaquuqda...
Xulalka Sweden iyo Norway oo Caawa Ciyaaraya Koobka Ciyaaraha Yurub.
Tababaraha xulka qaranka Noorway Lars Lagerbäck ayaa aaminsan in ciyaarta caawa dhex mari doonta xulka qaranka kubbadda cagta Sweden iyo dhiggooda Noorway ay noqon...
14 Masuul oo ka Mushar badan Raisal Wasaaraha Norway Erna Solberg oo lasoo bandhigay.
Agaasimaha NAV Sigrun VÃ¥geng oo noqotay tan kaalinta koowaad kaga jirta liiska xubnahan.
Walow ay Erna Solberg tahay ra’iisul wasaaraha dalka Norway haddana waxaa jira...
Warbixin Wadan walbo oo Yurub ka tirsan uma dhashaan caruur ku filan.
Tiro aad u yar ee qoysaska Yurub oo doorta inay carruur badan dhalaan. dalalka EU/EØS midkoodna hadda uma dhawo inuu tirada dadkiisa isku dheeli...
Dalka Finland oo noqday Dalka ugu farxada badan dunida.
Warbixinta farxadda dunida ee Qaramada Midoobey "World Happiness Report" oo soo baxday maanta ayuu dalka Finlaan sanadkana mar kale noqday dalka ugu farxada badan...