Monday, September 15, 2025

Mahad Abiib oo loo diiday Basaboorka Somaliga uu ku Safri lahaa

1
Sida uu sheegay Mahad Abiib oo ah Somali laga ceshtay Dhalashada Dalka Norway waxaa Muwaadinka loo diiday in la siiyo Basaboorka Dalka Somaliya si...

Sweden oo Saraakiil Ciidan Boolis ah kasoo qaadaneysa Dalka Norway

0
Midowga booliiska Sweden ayaa xukuumadda dalka ugu baaqay in ay shaqaalaysiiso ciidamo booliis ah oo u dhashay dalka ay dariska yihiin ee Sweden si...

Norway Warbaahinta gudaha oo hadal heysa Sumaya Shidane oo Shaqo Cajiib ah ku biirtay...

0
Shaqada Garsooranimada ama Albiitaraha ayaa ah shaqo aad u adag, Sumaya Shidane waa gabar soomaaliyeed oo 16 jir ah kuna nool Magaalada Ovrhalla ee...

Norway Falal dhac ah oo laga geestay Galbeedka Caasimada Oslo

0
Labada dhacdo tan hore waxaa loo gaystay wiil dhalinyaro ah oo laga dhacay alaabo badan agagaarka vinderen, sida booliisku uu sheegay dadka la dhacay...

Doorashada Barlamaanka Midowga Yurub ee bilaabatay oo Caawin karta Qaxootiga

0
Maanta ayaa toos waxaa u bilaabatay Doorashada Barlamaanka Yurub oo dadka ku nool wadamada Yurub ay Codkooda dhiibanayaan si ay u doortaan Xubnaha Barlamaanka...

Norway Hooyo Somaliyed oo Maxkamada ugu Sareysa Yurub geesay Dacwad kala dhaxeysa Hay’ada Caruurta...

0
way adag tahay in ay ku dhiiradaan Hooyooyin badan oo ajaanib ah sida ay ku dhiiratay mid kamid ah Hooyooyinka Somaliyed ee ku noo...

Ururka LO oo doonaya in Saacadaha Shaqada laga dhigo Lix Saac si dadka shaqo...

0
Saacadaha sideeda ah ee haatan la shaqeeyo waxaa la dhaqangeliyey sannadkii 1919. lakin ururka LO ayaa donaya in lix saacadood waqtiga laga dhigo. Iyadoo dabaal...

Ogeysiis Bari oo ku beegan Maalinta 1aad ee Bisha Ramadaan

0
Guud ahaan Caalamka Islaamka ayaa shaaca ka qaaday in maalinta bari oo isniin ah ay tahay Maalinta ugu horeyso ee bisha Ramadaan. Dalka Somaliya Wasaarada...

Norway Xisbi soo jeediyay in Dusha lagala Socdo Caruurta dhigata Dugsiyada Quraanka

0
Dowlada Norway iyo Xisbiyada ka jira Dalka ayaa fakar ahaan ka siman halista ka imaan karta Dugsiyada Quraanka sida dhoor jeer ka sheegeen warbaahinta...

Norway Tirada Soo galootiga Codeen kara Doorashada Sanadkan oo lasoo saaray

0
383.400 qofood ajnabi ah ayaa xaq u leh inay ka codeeyaan doorashada soo socota ee dayrta ee degmooyinka iyo gobolada dalkan Norway. Dadkii ugu badnaa...