Monday, May 6, 2024

Norway Wafdi ka socda Dowlada Somaliya oo la kulmay Saraakiil ka socota Laanta Socdaalka...

0
Agaasimaha guud ee hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya, Col. Maxamed Aadam Jimcaale (Koofi) oo ay wehlinayaan ku xigeenka Agaasimaha guud, Cabdullahi Xaaji Bashiir, la...

Caasimada Norway oo gawaari lagu gubay habeenki Sadexaad oo xiriir ah

0
Baabuur si caadi ah loo dhigay parkering ayaa saddex dhacdo oo gooni ah ku kala gubtay qaybo ka mid ah magaalada caasimadda ah ee...

Norway Darawal Somali ka xeeya Basaska oo 7 Sano Sharci la’an ah kadib markii...

0
Dalka Norway oo kamid ah Wadamada Sida aadka sharciyada uga ceshtay qaxootiga ayaa Sharciga waxa uu ka ceshtay Somali badan oo tiradooda lagu sheegay...

Norway oo keentay Caruurta ugu horeesay ee Suuriya laga soo qaado

0
Duulimaad ka mid ah kuwa shirkadda SAS oo sida shan carruur Norweejiyaan ah oo laga soo qaaday xeryo ku yaalla Suuriya ayaa la keenay...

Ciid Wanaagsan Guud ahaan Umada Somaliyed iyo Muslimiinta Caalamka

1
Maalinta bari ayay ku beegantahay Ciida Sida ay sheegeen Guud ahaan Wadamada Caalamka iyo Sidoo kale Wadankeena Somaliya oo goor dhow xaqiijiyay arintaasi. Dowlada Sacuudiga...

Wasiir ka tirsan Norway oo loogu baaqay in uu iska casilo Xilkiisa

0
Wasiir cadaalada Dalka Norway ayaa loogu baaqay in uu iska casilo xilka uu dowlada ka hayo. Wasiirka ayaa lagu heesto shaqaaleysiinta Haweeney shari la'an ah...

Sweden Qofkii ugu horeeyay oo ku dhintay Shil uu la galay Iskuutarka Casriga

0
Nin 27 jir ah ayaa shilkii ugu horeeyey la galay basakiilka nuuca iskuutarka elektronikada ah oo uu xawaare daran ku waday. 27-jirkaan ayaa xawaare sare...

Xisbiga AP ” Dhaqaalaha halaga joojiyo Masaasjidka aan Haweenka ka dhigin Boqolkiiba 40% Maamulka”

0
Xisbiga AP ee Dalka Norway ayaa soo jeediyay in Lacagta Dhaqaalaha laga joojiyo Masaajidka aan Maamulkiisa ka dhigin Haween Boqolkiiba 40%. Raymond Johanson oo ka...

Norway Qaxootiga oo sadax jeer shaqo la’anta ka badan Bulshada kale

0
Waaxda Statistisk-kada ee SSB ayaa soo saartay warbixin ku aadan heerka shaqo la’aanta soo galootigu ay marayso marka loo eego bulshada kale ee wadanka. Tirakoobkan...

Norway oo soo bandhigtay tirada Dadka doonaya in ay isdilaan Sanad walbo

0
Iyadoo horaantii ay qiyaastii sannad walba isku diiwaangelin jireen 600 qof in nafta is dhaafiyaan dalkan Norway ayey haatan tiradaasi si weyn uga badatay...