Booliska Norway oo sheegay in Haween isku dhex dagaaleen Masaajidka Towfiiq
Booliska Dalka ayaa warbaahinta u Xaqiijiyay Dagaal dhexmaray labo haween oo ku dhex sugnaa Masaajidka Towfiiq ee Caasimada Oslo kuwaasi oo mid kamid ah...
Khilaaf ka dhex dhashay Dowlada Norway oo Sabab u ahaa Hooyo lagu soo celiyay...
Khilaaf ayaa ka jira Xisbiyada ka dhisan Dalka Norway waxaana taasi ay keentay in Xisbiga FRP uu ka baxo dhismaha Dowlada hada dhisan ee...
Akhriso Sharciyada Cusub ee ka hirgalaya Norway Sanadka Cusub ee 2020 iyo kuwa wax...
Dalka Norway ayaa kamid ah wadamada ay ka hirgalayaan sharciyada cusub iyadoo kuwii hore qaarkood wax laga badlay warbaahinta Somaliska ayaa soo qaadaneysa kuwa...
Mariya Abdi ” Aniga oo 16 Sano jir ah ayaa leega qaatay Wiilkeyga hada...
waa sheeko hadal heen badan ka dhalisay wadanka Norway taasi oo xitaa ay ka hadashey Raisal wasaaraha Dalkaasi Norway kadib markii hooyo somaliyed ay...
Khilaafka ka taagan Masaajidka Towfiq ee Dalka Norway oo xoogeestay
Sida NRK faahfaahisay, dhowr sano oo khilaaf ah ayaa u dhexeeya Gudiyo kaladuwan ee ka tirsan masaajidka 'towfiq. Khilaafka ayaana cirka isku shareeray Axadii,...
Kala bar Ardayda Norway oo yaqaana Daroogada lagu dhex isticmaalo Iskuulka
Afartan iyo afar boqolkiiba ardayda Noorwiijiga ah ayaa yaqaana isticmaalka daroogada inta lagu gudajiro saacadaha iskuulka, sida lagu sheegay daraasad cusub oo ka soo...
Hadii aad dhalatay Sanadkan waxaa heleysaa Tikid lacag la’an Yurub oo dhan ah
Hadii aad 18 jir tahay kuna nooshahay wadamada Midowga Yurub waxaa fursad u leedahay inaad mar labaad hesho tareen bilaash ah. Guddiga Yurub ayaa...
Norway Maxkamada Oslo oo Xukun Tarxiil ah ku riday wadaad Caan ah
Maxkamada Degmada Oslo ayaa ugu danbeyn xukun tarxiil ku riday Wadaadka Mullar Krekar oo asal ahaan kasoo jeeda Dalka Ciraaq kaasi oo loo tarxiilayo...
Norway Nin Hubeysan oo Gaari Ambalas ah Jiirsiiyay Caruur iyo Haween
Nin hubeysan isla markana Xaday Gaari Ambalas ah ayaa gaarigaasi waxa uu jiirsiiyay dad kala duwan oo keentay dhaawaca dhoor qof waxaana kamid ahaa...
Yurub oo Qaxooti Somali ah kasoo qaaday Qaxootiga ku nool Dalka Itoobiya
Dowlada Jarmalka ayaa dib u dejin u sameysay 154 qof oo Qaxooti Soomaali ah, kuwaasoo xalay laga duuliyey magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya...














