Tuesday, April 7, 2026
In ka badan 15,000 oo qof ayaa ilaa hadda la xaqiijiyay in ay ku dhinteen dhulgariirkii ku dhuftay Turkiga iyo Suuriya, sida ay sheegayaan...
Booliiska Stockholm ayaa diiday codsi ah in lagu gubo Qur’aanka bannaanka safaaradda Turkiga ee caasimadda Stockholm. Booliska ayaa wada hadal la yeeshay hay’adda nabadsugidda ee Säpo, waxayna qiimeeyeen in nidaamka guud...
Dawladdu ayaa soo bandhigeyaa shuruudo mushahar sare leh oo loogu talagalay socdaalka shaqada. xisbiyada talada haya iyo SD ayaa isku khilaafsan samaynta wax ka reebis...
Sweden ayaa ku deeqday 30 milyan oo kale dhulgariirkii ka dhacay Dalka Turkiga. Kaalmada ayaa loo isticmaalayaa keenista iyo Sameynta teendho, sariiro iyo hoy degdeg...
Dumarku waxay ku jiraan fasaxa waalidnimada saddex jeer in ka badan ragga celcelis ahaan labada sano ee ugu horreeya ilmaha. Tan waxaa lagu muujiyay warbixin...
In ka badan 5,000 oo qof ayaa ilaa hadda la xaqiijiyay in ay ku dhinteen dhulgariirkii ku dhuftay Turkiga iyo Suuriya, sida ay sheegayaan...
In ka badan 1,500 oo qof ayaa ku dhintay illaa hadda kumanaan kalena way ku dhaawacmeen kadib dhulgariir weyn oo saaka waaberigii ku dhuftay...
Dowladda Mareykanka ayaa ka digtay suurtagalnimada weeraro Argagixiso oo ka dhaca dalka Sweden, sababo la xiriira dhibaatooyinka ka dhashay gubitaanka Qur’aanka. Safaaradda Mareykanka ee magaalada Stockholm ayaa ugu baaqday muwaadiniinta Mareykanka...
Hay’adda Socdaalka Sweden ayaa saadaasha sanadlaha ah ku sheegtay in tirada dadka magangalyo doonka ah ee Sweden ay yaraan doonto labada sano ee soo socota.  "Sannadihii...
Wasiirka socdaalka ee dalka Maria Malmer Steinergaard oo wareysi siisay idaacada Ekot ayaa xaqiijisay in aan sharciga daganaanshaha rasmiga ah lagala laaban doonin dhamaan...