Thursday, January 9, 2025
Baarlamanka dalka Turkiga ayaa ansixiyey  mooshinkii uu dhowaan hor geeyey Madaxweyne Erdogan kaasoo ahaa in ciiddamo Badeed iyo Maraakiib dagaal oo Turkigu leeyahay la geeyo xeebaha Soomaaliya. Muddada sharciga ah ee Baarlamaanka ay ansixiyeen ayaa ah labo sanno, wuxuu u...
Booliska Dalka Holland ayaa Sheegay in Nin Qaxooti ah asal ahaan ah kasoo jeeda Dalka Somali lagu dilay Magaakada Den Haag ee Dalkaasi kadib markii Dad badan oo ku sugnaa Goobta uu Falka ka dhacay ay ka qeyb qaateen...
Taliska Difaaca Cirka ee Waqooyiga Ameerika ayaa ka hortagay laba diyaaradood oo Ruush ah iyo laba Shiinees ah oo ku duulayay meel u dhow gobalka Alaska ee Mareykanka Arbacadii, iyadoo sarkaal ka tirsan difaaca Mareykanka uu sheegay inay tahay...
Guddiga Midowga Yurub ayaa soo jeediyay tallaabooyin ka dhan ah dal ku galka la siiyo muawaadiniinta Soomaaliya. Ujeedada talaabooyinkan ayaa ah in Soomaaliya culeys lagu saaro in dib loogu soo celiyo dadka aan waddada saxda ah ku gelin dalalka Midowga...
Booliiska Jarmalka ayaa maanta gudaha u galay xarunta ugu weyn Shiicada ee ku taalla Hamburg iyo illaa 50 xarumood oo kale oo ay xaruntan maamusho, iyagoo ku eedeyay xaruntan iyo daladdaha hoos taga ee ay ku leedahay Jarmalka inay...
Ku dhawaad ​​20,000 oo qof ayaa lumiyay liisanka darawalnimada qeybtii hore ee sanadka 2024. Tani waa koror 2.6 boqolkiiba ah marka loo eego sanadkii ka horeeyay, sida ay muujinayaan tirokoobyada cusub ee Hay'adda Gaadiidka. Sababta ugu badan ee aad u...
Shabakadda CBS, ee Mareykanka ayaa soo bandhigtay xog aruurin ay ku sameysay, dhallinyarada, madowga iyo haweenka Mareykanka cidda ay codkooda siinayaan Trump iyo Kamala Harris; Haweenka Mareykanka; Kamala Harris 52% Trump 47% Dadka madow ee Mareykanka; Kamala Harris 76% Trump 21% Codbixiyayaasha...
Barlamaanka Dalka Finland ayaa Ansixiyay Sharci cusub oo ku saabsan Sharuudaha lagu qaato dhalashada wadankeeda kaasi oo hore u ahaa mid fudud. Sharciyada Cusub waxaa kamid ah in la kordhiyo Sanadaha lagu qaato dhalashada Wadankaasi iyadoo laga dhigay 8 sano...
Muhaajiriin ka badan 2,000 oo qof oo isugu jira dumar, rag iyo carruur oo si saf ah isula socda oo lugeynaya, ayaa Talaadadi kusoo dhex hadaafay deegaannada koofureed ee dalka Mexico, iyaga oo raja ka qaba in ay soo...
Booliska ayaa lagu wargeliyay toogashada ka dhacday Södertälje, sida uu baahiyay wargayska Aftonbladet. Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhaawacmay Booliisku ayaa dhankooda xaqiijiyay inay ku sugan yihiin goobta, iyagoo aanan ka warbixin sababta keentay Toogashada - Waxaanu joognaa goobta, laakiin...