Wasiirka arrimaha dibadda Tobias Billström ayaa maanta ka qeyb galay shir degdeg ah oo guddiga arrimaha dibadda ee baarlamaanka ay isugu yimaadeen oo looga hadlay xaaladda...
Tirokoob ay soo saartay Hay’adda Socdaalka ayaa muujisay in 6,000 oo qof ay ka laabteen degenaanshiyaha Sweden tan iyo bishii Jannaayo ee la soo dhaafay, taasoo...
Mowjada waaweyn ayaa dalka sweden kaga furmay Caalamka tan iyo markii ay ogolaatay in Quraanka lagu gubo dalkeeda iyadoo tiro dhoor jeer ah ay...
Hay’adda Socdaalka Sweden ayaa furtay baaritaan ku saabsan sharci kala noqoshada Sloane Momica, oo qur’aanka kariimka ah ku gubay magaalada Stockholm.
Nyhetr idag ayaa ka soo xigatay sarkaalka saxaafada...
Caasimada Stockholm waxaa lagu qabtay Xaflad soo dhaweyn ah oo loo sameeyay Gudoomiyaha Cusub ee ee Degmada Järva Rashid Mohammed kaasi oo dhaweyn loo...
Sida ay sheegtay warbaahinta dalka Turkiga, muwaadin u dhashay dalka Denmark ayaa loo xiray dilka gabadhiisa oo todobo sano jir ahayd iyo xaaskiisii hore...
Iran ayaa ku dhawaaqday in dalkeeda aysan u ogolaan doonin safiirka Sweden ee imaanaya dalka, sida ay qortay AFP.
Go’aankan ayaa yimid ka dib markii...
Wasaaradda arrimaha dibadda Ciraaq ayaa cambaareysay falka lagu gubay Quraanka meel ka baxsan safaaradda Ciraaq ee caasimadda Denmark ee Copenhagen.
“Wasaaradda arrimaha dibadda waxay si...
Nin 25 jir ah ayaa dhintay tan kadib markii lagu toogtay Eskilstuna fiidnimadii Jimcaha.
Wax yar ka hor 10-kii fiidnimo ee fiidnimadii jimcaha, bilayska ayaa...
Shalay waxaa dalka Sweden ka dhacay kulan cusub oo dadkii soo qabanqaabiyay ay ku aflagaadeeyeen qur’aanka kariimka ah, taas oo keentay in Ciraaq ay ku dhawaaqdo...
















