Yahya Ibrahim Hassan Sinwar, oo ahaa madaxa dhaqdhaqaaqa iska caabinta Islaamiga ah ee Xamaas ee marinka Qasa, ayaa saacad ka hor dhaqdhaqaaqa wuxuu sheegay in loo magacaabay hoggaamiyaha ugu sarreeya ama madaxa xafiiska siyaasadda, kaddib markii weerar toddobaadkii hore...
Yaxya Ibraahim Xasan Sinwar oo ah 61 sano jir, ayaa qabanaya Booskii Ismaaciil Haniya, waana nin adag oo aad ay uga walaacsan tahay Israaiil, Muddo 22 sano ah ayuu xirnaa oo ku jiray xabsiyada Israaiil.
Dariiqada Qasa ayay isku baacsadaan...
Isniintii shalay ayey magaalada Tehran ee caasimada Iran soo gaareen wafdi saraakiil sare oo ka socda dowlada Ruushka.
Saraakiishan ayaa lagu wadaa inay la kulmaan Madaxweynaha iyo Madaxda Amniga dalkaasi.
Iran ayaa ka fakareysa qaabka ay u fulin doonto jawaabta weerarkii...
Waxaa jirta cabsi xooggan oo laga qabo in dagaal ka qarxo Bariga Dhaxe , iyada oo si weyn loo hadal hayo nuuca ay noqon karto jawaabta dowladda Iran ay ka bixiso dilkii magaalada Tehran Israa’iil ugu geesatay hoggaamiyihii ururka...
Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Bide, ayaa kulan deg deg ah isugu yeeray saraakiisha amniga Qaranka ee dalkaasi , xilli ay jirto cabsi iyo walaac xooggan oo laga qabo duullaan milatari oo dowladda Iran ku qaado maamulka Israa’iil.
Joe Biden ayaana...
Shacabka Pakistan ayaa maanta bilaabay banaanbaxyo balaaran oo looga soo horjeedo dowlada isla markaana lagu taageerayo hogaamiyaha xiran Imran Khan.
Banaanbaxyadan ayaa lagu soo beegay sanadguurada u buuxsantay Raysalwasaarihii hore Imran Khan intuu xabsiga ku jiro.
Shacabka ayaa ugu baaqay dowlada...
Khasaaro ayaa ka dhashay weerar ay axadii ku qaadeen kooxo xagjir ah Hotel ku yaal magaalada Rotherham town ee England.
Kooxaha midigta fog ee ka soo horjeeda dadka qaxootiga ah ayaa maalintii 6aad wada mudaharaadyo rabshado wata.
Kooxahan ayaa isku dayey...
Ra'iisul wasaarihii Bangladesh Sheikh Hasina ayaa isniintii dalka isaga carartay kadib markii ay is casishay cadaadis kaga yimid malaayiin dibad baxayaasha ah, iyadoo taliyaha ciidamada qaranka uu sheegay inuu ka shaqeyn doono sidii uu u soo dhisi lahaa dowlad...
Qarax ayaa ka dhacay guri villa ah oo ku yaala Malmö, sida ay booliisku ku soo qoreen bartooda. Qof ku sugnaa guriga ayaa dhaawac uu soo gaaray waxaana loo qaaday isbitaal iyadoo aan la ogeyn xaaladiisa.
Booliiska ayaa lagu wargliyay...
Ra'iisul wasaaraha Britain Keir Starmer ayaa cambaareeyay rabshadaha midigta fog ay wadaan kuwaas oo lagu arkay kooxo burcad ah oo gubay dhismayaal, weerarayay Muslimiinta iyo qowmiyadaha laga tirada badan yahay iyo isku dhacyo ay la galeen booliiska dhamaadkii isbuucan.
Isaga...