Dhacdadii toogashada ahayd ee Arbacadii ka dhacday dugsiga Trongsund ee magaalada Huddinge, taas oo sababtay dhaawaca arday dugsi dhexe ah iyo arday kale oo xabsiga loo taxaabay oo lagu eedeeyay iskuday dil, ayaa waxa si adag uga falceliyay raysalwasaaraha Sweden...
Jarmalka ayaa dib u bilaabay masaafurinta Qaxootiga Afgaanistaan Jimcihii iyadoo 28 Afgaanistaan ah oo lagu helay dambiyo kala duwan dib loogu celiyay Afgaanistaan.
Jarmalka ayaa meesha ka saaray in loo masaafurinayo Afgaanistaan tan iyo markii Taliban ay xukunka la wareegeen...
Tirokoob cusub oo ka soo baxay Hay'adda Dayn Aruurinta ee (Kronofogden) ayaa muujineysa Tirada sii kordheysa ee dadka iswiidhishka ah ee dhibaatada ku qaba lacag bixinta Biilasha.
Intii lagu jiray qeybtii hore ee sanadkan, Hay'addu waxay heshay in ka badan...
Kiiskii ugu horreeyay ee nooc cusub oo fayraska mpox ah ayaa laga helay Iswiidhan. Sidaa waxa yidhi Wasiirka Arrimaha Bulshada Jakob Forssmed oo qabtay shir-jaraa’id.
Waxa uu sheegay in ay halis tahay, balse nidaamka daryeelka caafimaadku uu leeyahay habab iyo nidaamyo lagula...
Saadaasha Hay’adda Socdaalka ayaa lagu sheegay in dalka Iswiidan ay u muuqato in ay qaabili doonto tiradii ugu yareyd ee magangalyo doon ah tan iyo sanadkii 1997-kii.
Tirada Qaxootiga ayaa noqoneysa markii ugu horeysay muddo ka badan 50 sano ay...
Dalka Britain qeybo kamid ah maalmihii lasoo dhaafay waxaa ka socday dibadbaxyo rabshado watay oo ay dhigayeen kooxo cunsuriyiin ah, kuwaa oo kasoo horjeeday dadka soo galootiga ah , gaar ahaan kuwa muslimiinta ah iyo kuwa kale ee Afrika...
Turkiga ayaa u gudbiyay codsi rasmi ah oo uu ku doonayo inuu kula biiro Koonfur Afrika dacwadda xasuuqa ah ee ka dhanka ah Israa'iil ee ka socota maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda (ICJ).
talaabada Turkiga ayaa sii kordhineysa cadaadiska...
Hay’adda sirdoonka Turkiga ee MiT ayaa la sheegay inay ka hortageen labo isku dayo hore oo lagu doonayay in lagu dilo madaxii hore ee xafiiska siyaasadda Xamaas, Ismaaciil Haniyeh oo lagu qaarajiyey weerar ka dhacay Tehran Arbacadii, sida ay...
Dowlada Sweden ayaa goor sii horeysa ee Sanadkan waxay soo jeedisay shari dhigaya in goobaha adeega bulshada ee wadanka ay soo gudbiyaan dadka heesta diidmada ama sharci darada ku jooga wadanka.
Shaqaalaha Adeega Bulshada ayaa diiday arintaasi kana soo horjeestay...
Madaxweyne kuxigeenka Mareykanka Kamala Harris ahna murashaxa Madaxweynaha ee xisbiga Dimuquraadiga ayaa u magacowday Kuxigeenkeeda Guddomiye Tim Walz.
Tim Walz ayaa hada haya xilka Guddoomiyaha Gobalka Minnesota oo ah gobalka ay degen yihiin Jaaliyadda ugu badan ee Soomaalida.
Walz ayaa kamid...