Tuesday, April 7, 2026
Ka dib maalmo badan oo wadahadalo xooggani ay ka socdeen xarunta Qaramada Midoobay ee New York, ugu dambayn waxaa Golaha Ammaanku meelmariyey qaraar ku...
Ciidamada ammaanka Turkey ayaa xiray 304 qof oo la tuhunsan yahay inay xiriir la leeyihiin kooxda Daacish, kadib howlgallo wada socda oo laga fuliyey...
Abu Cubeyda afhayeenka garabka hubaysan ee Xamaas ayaa war kasoo saaray dagaalka ay kula jiraan ciidamada Israel ee ka socda magaalada Gaza. Waxaa uu sheegay...
Turkiga ayaa xiray in ka badan 300 oo qof oo looga shakisan yahay inay xiriir la leeyihiin kooxda argagixisada ah ee IS sida ay...
Jamhuuriyadda Czech ayaa Sabtidii ku dhawaaqday maalin baroor diiq qaran ah, kaddib markii nin hubeysan uu 14 qof ku dilay 25 kalena ku dhaawacay...
Booliiska Jarmalka ayaa xiray labo wiil oo walaalo ah. xariga ayaa dhacay gu'gii hore. Walaalaha oo ka yimaaday Suuriya ayaa ku noolaa Jarmalka dhowr sano. Maxkamada labada...
Dekadda Badda Cas ee Israa’iil ayaa la sheegay in dhaqdhaqaaqeedii uu hoos u dhacay kadib weerarrada Xuutiyiinta ay hayaan maraakibta taga ama ka soo...
 Ma jiro heshiis ka dhaxeeya Hungary iyo Turkey oo ku aadan ansixinta codsiga Sweden ee xubinnimada NATO, waxaa sidaas maanta sheegay ra’iisul wasaaraha Hungary...
Baarlamaanka Giriiga ayaa shalay oo Talaado ah ansixiyay sharci cusub oo ku dhawaad ​​30,000 oo muhaajiriin ah oo aan sharciyeysneyn ku siinaya in ay...
Ku xigeenka guddiga Midowga Yurub ayaa sheegay in wadamada xubnaha ka ah Midowga Yurub ay ku heshiiyeen siyaasado cusub oo ku saabsan magangalyo doonka...