Monday, January 26, 2026
Baarlamaanka dalka Denmark ayaa ansixiyay sharci mamnuucaya in si aan wanaagsanayn loola dhaqmo qoraalada diimaha. Sharcigaan ayaa loogu magac daray sharciga Quraanka kaas oo...
Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan, ayaa Khamiistii ballan qaaday inuu “waa cusub” u furayo xiriirka taariikhiga ah ee dalka ay xifaaltamaan ee Greece, isagoo...
Kenya ayaa 1,500 oo shaqaale beeraley ah u diraysa Israel, sida ay sheegtay wasaaradda shaqada. Ku dhawaaqista ayaa timid ku dhawaad ​​laba toddobaad kadib...
nin da'diisa lagu sheegay 65 sano jir ayaa baraf dartii ugu geeriyooday Caasimada Stockholm Sida uu sheegay Maamulka Södertälje. Sida warbixinta lagu sheegay ninkan ayaa...
Hooyo iyo Gabadh ay dhashay ayaa lagu xukumay Xukun xabsi kadib markii lagu helay in ay guryaha ku kireeyaan Suuqa Madow oo mamnuuc ka...
Waar Dheeraad ah ayaa Kasoo Baxaaya Weerar Toogasha ah oo ka Dhacay Mid ka Mid ah Jamacadaha Dalka Maraykanka. Booliska magaalada Las Vegas ee dalka...
Haweeney 75 jir ah ayaa meydkeeda laga helay guri dabaq ah oo ku yaala Hallsberg ee koonfurta Örebro, sida ay maamulka Magaalada uu sheegay....
ugu danbeyn hay'ada laanta Socdaalka Sweden ayaa ku dhawaaqday in la adkeeyay sharciyada Dadka Qoysaska isku ah ee imaanaya ama loogu Dacweenayo Sweden. Sharciyada la...
14 qof oo ka mid ahaa dadkii la qafaashay ayay Xamaas sii daysay fiidnimadii Arbacada, sida ay warbaahinta u sheegeen dhowr qof. Waa ilaa afar...
Israa'iil iyo Xamaas ayaa ku dhawaaqay in xabbad joojinta Marinka Gaza la kordhinayo. Ku dhawaaqista ayaa timid wax yar ka hor inta uusan heshiiska...