booliska magaalada Stockholm ayaa qabtay hub iyo sidoo kale sadax qof kadib markii baareen agagaarka Hallunda ee Degmada Botkyrka.
Mats Eriksson oo u hadlay booliska Stockholm...
Xili qoraal kasoo baxay Wakaalada socdaalka sweden ee Migrationsverket lagu shaaciyay in jawaabaha la siinayo dadka is dhiibay kahor sanad 2017 ayaa dhanka kale waxaa...
Wakaalada Socdaalka Dalka sweden ee Migrationsverket ayaa soo gudbisay xaalada dadka magangalyo doonka ee iska dhiigay dalka iyo waqtiga ay ku helikaraan jawabaaha.
Migrationsverke ayaa dhanka...
Sida caadiga ah wakaalada socdaalka Dalka Sweden ayaa soo saartay saadaalinta qaxootiga Dalka soo gaari kara sanadka Cusub iyo sanadka Xiga.
Sadaalinta sanadka Cusub ee...
Abaaro 23:42 pm ee xalay waxaa booliska Stockholm ay toogasho ka geesteen Xaafada Rinkeby ee ku taalla dhanka waqooyi ee Stockholm.
Toogashada xalay ayaa timid...
tan iyo afganbigii ka dhacay dalka turkiga waxaa dalkaasi ka soo cararay kooxaha lala xiriirinayo afganbigaasi kuwaasi oo iska dhiibay dalalka yurub.
Dalalka ay iska...
Dowlada Sweden ayaa dooneysa in ay adkeyso sharciga la xiriira diiwaan galinta hoyga iyo danbiyada ka dhalan kara arintaasi.
Waxyaabaha ugu mihiimsan ee dowlada xooga...
Xisbiga Sverigedemokraterna oo kamid ah xisbiyada sweden kuwooda ku jira ololaha xoogan ayaa soo bandhigay siyaasadiisa doorashada ee sanadkan.
Madaxda Xisbiga Jimmie Åkesson ayaa magaalada Örebro ku soo...
Booliska Magaalada Uppsala ayaa gacanta ku dhigay afar qof oo iibiya Daroogada sida goor boliska shaaciyeen.
Ragaan ayaana lagu qabtay guri ku yaala Uppsala halkaasi...
boqorka Henrik ayaa geeriyooday shalay waxa uu guursaday boqoradda waddanka Danmark. Wuxuu noqday 83 jir hada .
Henrik wuxuu ku dhashay Faransiiska sannadkii 1934, laakiin...













