Wednesday, July 22, 2026
Siyaasiga Mikael Jansson ayaa maanta isaga baxay Xisbiga Sverigedemokraterna ee Cunsuriga sida uu qoray Joornalka Expressen. Mikael Jansson ayaa soo hogaamiyay Xisbigan Sanadkii 1995 waxana uu...
Tan iyo markii Hay.ada Laanta socdaalka Sweden ay dhaqan galisay Sharci adkeenaya in Qaxootiga Dalka jooaan ay la midoobaan Qoysaskooda waxaa saro u kacay...
Maanta oo Sabti ah waxaa la sugayaa Amaanka Guud ee Caasimada Stockholm oo la filayo in lagu qabto  Xusas ku aadan dhibaatadii dhacday. Duulimaadyada la...
Dalka Canada ayaa joojiyay mid kamid ah leemanka lagu tago Dalkaasi kaasi oo dadka qaxootiga gaar Somalida ay aad u isticmaalaan. Dowlada ma shaacin Sababta...
Mudo hal sano ayaa kasoo wareegatay weerarkii ka dhacay Bartamaha Caasimada Sweden halkaasi oo dad ku dhinteen. Weerarka ayaa dhacay wadada Drottninggatan halkaasi oo lagu dilay...
ugu dabneyn Sweden waxaa Maxkamad la saaray Waalid xoog ugu qasbay gabadhooda in ay guursato. gabadhan oo 13 sano jir ah ayaa lagu qasbay in...
inkastoo aas aaska warbaahinta Somaliska uu la xiriiro Wararka la xiriira Sweden, Norway Denmarka iyo Finland hadana waxaa dhawaan bilaabidoonaa tabinta wararka la xiriira...
inkastoo Dalka sweden caadiyan loo ogolyahay dadka dawarsada ama tuuksada hada waxaa socota qorsho kamuunada ku doonayaan in la joojiyo hakinta dadka tuuksada. ilaa 43...
Dalka Australia ayaa sheegay in 8 dal keliya loo oggol yahay is-xambaarka halka dalal ay ku jirto Soomaaliya barnaamijkan laga reebay. Dalalka loo oggolaaday waxaa...
Xafiiska Shaqada ee Sweden oo loo yaqaano Arbetsförmedlingen ayaa la kulmaya eedeyn xoogan kaasi oo sanadihii u danbeeyay soo wajahday. Shacabka Sweden iyo sidoo kale shirkadaha...