Friday, March 13, 2026
Irshaad Maxamed Axmed ayaa ka badbaaday qorshe lagu soo masaafurin lahaa, kadib, markii ay Dowladda Kanada ku fashilantay inay isaga siiyaan Nuqul ka mid...
Hay.ada laanta socdaalka Sweden ee Migrationsverket ayaa ka hadashey xaalada Dadka magangalyodoonka kuwaasi oo dalka sweden iska dhiibay isla markana jawaabtooda sugaya waqti dheer. Hay.ada...
Dowlada Sweden gaar ahaan laanta iskuulada ee Skolverket ayaa soo kordhisay sharicyo cusub oo ku aadan imtixaanaadka qaranka ee la qaado. Sharciyada cusub ayaa yimid...
iyadoo xisbiga socialdemokraterna uu dhawaan shaaciyay in uu adkeenayo arimaha soo galootiga ee dhanka qaxootiga ayaa arintaasi waxaa markale la waydiiyay Raisal wasaaraha sweden Stefan...
Hay.ada booliska Sweden ayaa ka hadashey go.an la xiriira Booliska oo ogolaaday aadaanka in banaanka uga soo baxo masaajidyada ku yaalla Magaalada Växjö. Shirka jaraa.id ayaa...
Wasiirka Amniga Qaranka ee Xukuumadda Federalka, Maxamed Abuukar Islow iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah ku jooga Caasimadda dalka Finland ee Helsinki. Wasiir...
Masaajidka ku yaalla magaalada Växjö ayaa loo ogolaaday aadaanka salaada in kor loogu qaado iyadoo la isticmaalayo sameecado. Booliska Magaalada Växjö ayaa go.ankaasi gaaray maana oo talaado...
iyadoo ay soo dhowdahay doorashada dalka Sweden isla markana xisbiyada ku jiraan ololahooda dhanka doorashada ayaa dood adag waxaa loo qabtay xisbiyada ka jira...
inkastoo siyaasada Qaxootiga dalka ay ku kala duwan yihiin xisbiyada dalka isla markana badankooda kasoo horjeedaan qaabilaada qaxootiga halka qaarkood wataan sharuudo adag oo...
Dowlada Norway ayaa bilaabeysa mid kamid ah qorshooyin loogu tala galay dadka qaxooti ahaan iskaga dhiibay dalka ee kasoo tagay wadamadooda. hay.ada laanta socdaalka ee...