Wednesday, May 13, 2026
Magaalada Gotenborg ee Caasimada Labaad Dalka Sweden ayaa lagu toogtay Qof kaasi oo Rasaas lagu furay gaari uu watay. Weerarka ayaa ka dhacay Nawaaxiga Guldheden halkaasi...
Wasiir u dhalatay dalka Denmark, isla markaana lagu yaqaano naceybkeeda dadka muhaajiriinta ah ayaa muslimiinta ku tiri “Maad fasax qaadataan bisha Ramadan” iyada oo...
iyadoo sanadkii 2015 la dhaqan galiyay sharciyo cusub isla markana lagu adkeenayo qaxootiga dalka iska dhiibaya ayaa sharciyada waxaa kamid ahaa bixinta Sharciyo ku...
Dowlada Sweden ayaa joojineysa Lacagaha sida tooska ah looga qaato shirkada bixiya shaqooyinka kuwaasi oo qaarkood sameeya Qayaano. Shirkadaha qaarkood ayaa qofka lacagta u siiyo...
Dhamaan bulshada somaliyed ee ku xiran Warbaahinta Somaliska ayaan ugu hambalyeeneenaa dhalashada bisha barakeysan ee Ramadaan. Guud ahaan akhristayaasha Somaliska waxaan ugu mahadcelineenaa la socodka...
Dhalinyaro Soomaali ah oo ka tirsan kooxaha Gangs-ka loo yaqaan ayaa la sheegay inay isku rasaaseeyeen Xaflad Aroos oo ka dhaceysay magaalada Concord Gobalka...
Raisal wasaaraha Dalka Sweden Stefan Löfen ayaa ku biiray Madaxda Caalamka kuwaasi oo si adag uga hadlay Arinta ka socta Xadka u dhaxeeya Falastiin...
Garsoore Federal ayaa dib u dhigtay Xukun lagu ridi lahaa 3 Eedeysane Maraykan ah, kuwaasi oo lagu helay inay qorsheynayeen qaraxyo ay ka geysteen...
Dalka Sweden ayaa sanadkii 2015 wixii ka danbeeyay waxa adkaatay keenista Caruurta kuwaasi oo waalidkooda sharci ka haleya dalka iyo sidoo kale dadka doonaya...
Booliska Dalka Norway oo kamid ah Hay.ada ugu waaweyn Dalka ayaa soo bandhigay tirada Ajaanibta ku sugan Dalkaasi ee sanadkaan tarxiileen. Booliska Norway ee loo...