Sunday, February 8, 2026
Xisbiga Liberalerna ayaa soo jeediyay Hindise cusub oo ku aadan iskuulada waxbarashada kaasi oo loogu tala galay ardayda dhibaatada ku qaba waxbarashada. Sharciga ayaa ku...
Baarlamaanka dalka Faransiiska ayaa meelmariyay shuruuc dhanka socdaalka ah oo sii adkaynaya xeerarka lagu hago dadka soo galootiga ah. Sharcigan ayaa soo gaabinaya wakhtiga kama...
Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Koonfurta Caasimada Stockholm gaar ahaan Xaafada Skärholmen booliska ayaa toogtay qof watay mindi. Ninkaasi la toogtay ayaa daqiiqado kahor waxa...
Dalka Germalka waxaa soo ifbaxday mid kamid ah Haweeney ka tirsan Laanta Socdaalka dalkaasi oo sharciga qaab musuq maasuq ah u siisay qaxooti badan...
Maxkamada ku taala Dalka Gariiga ayaa Go.aamisay in Qaab Farii ah Qaxootiga uga bixi karaan Dalkaasi. Qaxootiga Dalkaasi ku sugan Ayaa loo fasaxay in ay...
Dowlada Sweden ayaa markale waxay Xooga saareysa Qorshaha sharciga lagu siinayo Dhalinyarada Dalka soo gaaray Sanadkii 2015. Dhalinarada Sharciga la siinayo Ayaa ah kuwa Kaligood...
inkastoo dowlada aysan sheegin arinkaasi hada Koox u dhaqaaqo dadka magangalyo doonka oo loo soo gaabiyo NOAS ayaa sheegay in Sanadkii hore ay dowlada...
Mahad Abiib Maxamuud oo dalka Norway tegay isagoo 14-jir ah sannadkii 2000 ayaa la filayaa in laga soo masaafuriyo dalka Iceland, iyadoo lagu soo...
xisbiga Moderaterna ayaa maanta soo bandhigay qorshihiisa doorashada hadii uu guuleesto ee ku aadan dhanka canshuurta. Moderaterna ayaa sheegay in uu yareenayo canshuurta Dalka isla markana...
Maanta oo Arbaco ah waxaa lagu dhawaaqay go.an ka hor imaanaya Shaqaalaha laga keeno dibada ee Dalka ka shaqeenaya. Xisbiga Socialdemokraterna ayaa arintaasi ku dhawaaqay maanta...