Saadaashi u danbeesay eey sameesay Hay.ada laanta Socdaalka Sweden ee Migrationsverket Go.anka Jawaabaha magangalyadoonka ayaa qaadanaya ku dhawaad 13 bilood oo u dhiganta Sanad...
Inkastoo Dowlada Mareykanka ay horay u joojisay qaabilaada Qaxootiga kasoo gala dhanka Xaduudaha ayay hada bilowday Qabilaada.
Ku dhawaad 17 Ruux oo u badan Dumar...
Hay.ada dhanka socdaalka u qaabilsan Sweden ayaa sheegtay in Dad badan ay ku dhumanayan sweden kuwaasi oo helay Diidmo.
laanta socdaalka Sweden ee Migrationsverket ayaa...
Jaalliyadda Soomaalida ku nool Maraykanka ayaa argagax ka qaaday fal ay Boliska Maraykanka ku toogteen Haweeney Soomaali ah oo la oran jirey Shukri Cali...
raisal Wasaaraha Sweden Stefan Löfven oo maanta qabtay shir jaraa.id ayaa balan qaaday saro u qaadida lacagta ay qaateen dadka waayeelka (pensionen).
dadka lacagta loo...
Maanta waa 30-ka April waa maalin dadka reer Sweden ay u dabaal dagaan ( Valborgsmässoafton. )
Caawa oo kale dadka waxay caado ama dhaqan u...
Dowlada Sweden ayaa wada qorsha wax looga badalayo dadka lixaadka la kuwaasi oo u baahan caawinta.
Dowlada ayaa dooneysa in ay badasho sharciga LSS kaasi...
Sida ay sheegtay hay.ada laanta socdaalka Sweden ee Migrationsverket waxaa lagu wadaa in la xiro goobaha lagu qaabilo qaxootiga badankooda.
Arinta xiritaanka ayaana timid kadib...
Sida ay ku waramayaan booliska magaalada Västerås waxaa toogasho loo geestay qoys ku sugnaa guridooda.
booliska magaalada Västerås ayaa hada bilaabay baaritaan la xiriira toogashada kadib markii...
Sida ay sheegeen warbaahinta Dalka Norway Asad Abdulle Caydaruus oo asal ahaan kasoo jeeda Dalka somaliya ayaa isku dhiibay booliska dalkaasi.
Asad ayaa lagu heestay...














