Sunday, December 22, 2024
Sida caadiga ah wakaalada socdaalka Dalka Sweden ayaa soo saartay saadaalinta qaxootiga Dalka soo gaari kara sanadka Cusub iyo sanadka Xiga. Sadaalinta sanadka Cusub ee 2018 ayaa lagu soo bandhigay qaxootiga Dalka iska dhiibi kara kuwaasi oo garaya 23 000...
Abaaro 23:42 pm ee xalay waxaa booliska Stockholm ay toogasho ka geesteen Xaafada Rinkeby ee ku taalla dhanka waqooyi ee Stockholm. Toogashada xalay ayaa timid kadib markii booliska lagu soo wargaliyay in qof sita Mindi ama toorey uu ku sugan...
tan iyo afganbigii ka dhacay dalka turkiga waxaa dalkaasi ka soo cararay kooxaha lala xiriirinayo afganbigaasi kuwaasi oo iska dhiibay dalalka yurub. Dalalka ay iska dhiibeen waxaa kamid ah Dalka Sweden waxana dadkaasi durba la siiyay diidmo la xiriira dacwadooda. Ömer...
Dowlada Sweden ayaa dooneysa in ay adkeyso sharciga la xiriira diiwaan galinta hoyga iyo danbiyada ka dhalan kara arintaasi. Waxyaabaha ugu mihiimsan ee dowlada xooga saareysa waxaa kamid ah baaritaanka qofka aan ku nooleen guri uu markaasi ku yahay adress...
Xisbiga Sverigedemokraterna oo kamid ah xisbiyada sweden kuwooda ku jira ololaha xoogan ayaa soo bandhigay siyaasadiisa doorashada ee sanadkan. Madaxda Xisbiga Jimmie Åkesson ayaa magaalada Örebro ku soo bandhigay qorshahooda siyaasadeedka xisbigiisa waxana kamid ah adkeynta qorshaha qaxootiga sweden oo muhiimada saaray Qaxootiga oo...
Booliska Magaalada Uppsala ayaa gacanta ku dhigay afar qof oo iibiya Daroogada sida goor boliska shaaciyeen. Ragaan ayaana lagu qabtay guri ku yaala Uppsala halkaasi oo u isticmaali jireen goob ay ku qariyaan daroogada la iibiyo. Booliska ayaa intaasi in saaka...
boqorka Henrik ayaa geeriyooday shalay waxa uu guursaday boqoradda waddanka Danmark. Wuxuu noqday 83 jir hada . Henrik wuxuu ku dhashay Faransiiska sannadkii 1934, laakiin wuxuu ku noolaa dhowr sanadood qaybo ka mid ah Asia, oo ah Vietnam iyo Hong...
Dowlada Sweden ayaa dooneysa in la dhaqan galiyo sharci cusub oo ku aadan dhalaanka iska dhiiba dalka ee kaligii socodka. Sharcigan ama fakarkaan ayaa dhigaya in fursad la siiyo caruurta da'dooda hooseeso ee aan wadan waalidkooda isla markana qaarkood diidmada...
madama wadanka ingariiska uu ka baxayo Midowga yurub waxaa socota qorsho midowga yurub ay ku yareenayaan lacagta ay ku bixiyaan qaxootiga u soo socda yurub ee ku sugan qaarada Africa. madaxa gargaarka midowga yurub Neven Mimica oo ku sugan caasimada...
Xisbiga haya dalka Sweden ee socialdemokraterna ayaa soo jeediyay in caruurta iska dhiibay Dalka ee kaligood socda la siiyo fursad ay ku joogi karaan Wadanka. Dowlada ayaa dooneysa in la badalo sharciga ku aadan dhalaanka iska dhiibay dalka sweden oo gaaraya 9,000...