Raisal Wasaaraha Dalka Sweden Stefan Löfven ayaa gaaray Goobaha ay ka socdaal dabka gaar ahaan Deegaanada uu dabka ku sii fiday.
Stefan Löfven ayaa gaaray Deegaanka...
Nin ayaa middi ku weeraray dad saarnaa bas, magaalada ku taalla waqooyiga Jarmalka ee Luebeck, isagoo dhaawacay 14 qof oo 2 ka mid ah...
Shirkada Telia oo kamid ah Shirkadaha dhanka Taleefanada mid ugu weyn isla markana ku caanbaxday iibinta Taleefanada iyo internetka ayaa hada waxay iibsatay mid kamid...
Waaxda Arrimaha Gudaha Mareykanka (Homeland Security) ayaa u ogolaatey ku dhowaad 500 oo Somali ah, in loo cusbooniisiyo sharciga TPS-ka oo ah sharci KMG...
Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay hay.ada laanta socdaalka Sweden ee Migrationsverket waxaa la hakiyay sharciga Dugsiga sare ee dhawaan la bilaabay kadib markii...
Hay.ada laanta Socdaalka Sweden ayaa ka hadashey halka uu marayo go.anka dhawaan Barlamaanka Sweden uu ansixiyay kaasi oo ku aadan helista Sharciga Ee dhalaanka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumada Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa magaalada Brussels ee Caasimadda dalka Biljimka kula kulmay dhigiisa dalka Sweden Margot...
Sweden in ka badan 50 Meel ee keynta ah oo Gubaneysa Wali..
Kuleel daran ee ka jira Dalka Sweden waxaa dab xoog leh uu ka...
Wiil dhalin yaro ah ayaa lagu dilay Caasimada Sadaxaad ee Wadanka Sweden kaasi oo u dhintay toogasho loo geestay.
Weerarka ayaa ka dhacay Nawaaxiga Rosengård halkaasi...
Waaxda Ammaanka Gudaha ee dalka Maraykanka ayaa sheegtay inay dadka Soomaalida ee ku nool dalkaasi loo cusbooneysiin doono waraaqaha KMG ee loo yaqaano TPS
Ilaa...















