Wednesday, January 15, 2025
Kadib markii shalay ay Xisbiga Talada Dalka Haya ee Socialdemokraterna uu soo bandhigay in la joojiyo iskuulasa diimaha ku dhisan ayaa arintaasi waxaa ka hadlay dhoor xisbi. Xisbiyada ka hadlay waxaa kamid ah Xisbiga Sverigedemokraterna isagoo kasoo horjeestay Hindisaha dhigaya in La...
Iyadoo ay soo dhowdahay xiliga doorashada Dalka Sweden ayaa la filayaa in la sugo amaanka goobaha qaarkood. Meelaha amaankooda la sugayo waxaa kamid ah Xaafadaha ay daganyihiin danyarta ee ku yaalla duleedka magaalooyinka sida uu sheegay Stefan Hector, Madaxa Hoolgalinta xiliga doorashada...
Sida ay sheegeen Saaka Xisbiga Socialdemokraterna ayaa doonayaan in la joojiyo iskuulada ku tiirsan Diimaha isla markana guud ahaan iskuulada laga dhigo kuwa ka madax-banaan Diimaha kala duwan. Wasiirka Rayidka iyo Wasiirka Dugsiyada sare iyo aqoon kororsiga Ardelan Shekarabi iyo Anna Ekström...
Caasimada Noway ee OSlo waxaa habeenadan ka taagan falal amaanka kasoo horjeeda kadib markii dhoor taagasho ka dhaceen Magaalada. Subaxnimadii isniinta Abaaro 06:09 am waxaa la toogtay qof ku sugnaa Xaafada Bjørndal Booliska ayaana goobta gaaray. Weerarka kadib booliska qofna uma...
dhawaan waxaa caasimada Norway ka dhacay kulan dhexmaray hay.ada laanta socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Dalkaasi iyo Somalida dalkaasi u sugan, Kulanka ayaa looga hadlay xaalada Somaliyda ku nool dalkaasi iyo Waxa laanta socdaalka kaga aadan kiisaskooda la xiriira Magangalyo doonka. Arimo...
Abaaro 20:45 pm ee caawa ayaa labo qof waxaa laga helay Xaafada Sigtuna Halkaasi oo toogasho ka dhacay. Booliska ayaana helay digniin muujineysa toogasho ka dhacday Nawaaxiga Valsta taasi oo 3 Kilomitir u jirta Märsta Station. Labada Qof ee la toogtay...
Waxaa la kordhiyay sanadka qofka uu ku galayo waayeelnimada iyadoo saro loogu qaaday halsano iyo bar taasi oo ka dhigan in aad sii Shaqeyso si aad u gasho qeybta beeshinka. Tusaale ahaan qofka da.diisa tahay 33 sano jirka ah ayaa...
siday ay sheegeen booliska magaalada Stockholm waxaa xaafada Kista ee ku taalla waqooyiga bari ee Stockholm lagu toogtay labo Qof. Abaaro 21:25 ee xalay ayaa booliska magaalada waxa soo gaaray in ay toogasho ka dhacday Xaafada Kista taasi oo lagu...
iyadoo ay jiraan kiisas kuwaasi oo u xayiran baritaaan la xiriira dhanka da.da ayaa qeybta socdaalka u qaabilsan dalka sweden ee Migrationsverket waxay sheegtay in dib loo bilaabayo baaritaanka gabdhaha. hay.ada laanta socdaalka ayaa codsatay fikrado dheeraad ah oo ku...
Guri ku yaalla Xaafada Högsbotorp ayaa xalay oo jimco ah waxaa laga helay meydka Qof lagu sheegay 30 sano jir. Ehelada Qofkaasi ayaa Booliska u sheegay in meydka uu yaalo Guri ku yaalla Xaafada Högsbotorp waxaana bilaabatay baritaan la xiriir dilkaasi. Meydka qofka...