Thursday, January 16, 2025
iyadoo dhalinyaro badan oo kaliygii socod ah ay dalka soo gaareen kuwaasi oo badankooda ka yimid dalka Afganistan ayaana qaarkood waxaysan helin sharciga halka kuwa kale xoog loogu celshay dalkooda. Dowlada Sweden ayaana soo bandhigtay qorsho fursad lagu siinayo dhalinarada...
Boqolaal Soomaali ah ayaa ka soo qeybgashay aas si wada jir ah loogu sameeyay labo dhalinyaraa oo maalinimadii sabtida lagu dilay mid kamid ah xaafadaa magaalada Columbus. Dhalinyaradan waxa ay wada saarnaayeen halgaari waxaana loo tooktay si isku mid ah...
Xisbiga Socialdemokraterna oo maana shir jaraa.id qabtay ayaa soo bandhigay sharci lagu adkeenayo barashada luuqada swidhiska. Sharuudaha lasoo bandhigay waxaa ugu muhiimsan in qofka aan aqoon luuqada Swedhiska laga jaro lacagta caawinaada ee loo yaqaano ( socialbidrag ) sida ay...
Xisbiga Liberalerna ayaa soo jeediyay Hindise cusub oo ku aadan iskuulada waxbarashada kaasi oo loogu tala galay ardayda dhibaatada ku qaba waxbarashada. Sharciga ayaa ku aadan sidii fasalo cusub loogu sameen lahaa ardayda waxbarashada ku adagtahay isla markana ku sugan...
Baarlamaanka dalka Faransiiska ayaa meelmariyay shuruuc dhanka socdaalka ah oo sii adkaynaya xeerarka lagu hago dadka soo galootiga ah. Sharcigan ayaa soo gaabinaya wakhtiga kama dambaysta ah ee la qabto codsiyada dadka magangalyo doonka ah, wuxuuna labo jibaarayaa wakhtiga xabsiyada...
Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Koonfurta Caasimada Stockholm gaar ahaan Xaafada Skärholmen booliska ayaa toogtay qof watay mindi. Ninkaasi la toogtay ayaa daqiiqado kahor waxa uu dhaawac u geestay weeney ku sugneyd goobta uu falka ka dhacay. Haweeneyda uu dhaawacay ayaa...
Dalka Germalka waxaa soo ifbaxday mid kamid ah Haweeney ka tirsan Laanta Socdaalka dalkaasi oo sharciga qaab musuq maasuq ah u siisay qaxooti badan oo dalkaasi gaaray. Laanta Socdaalka Dalkaasi ee BAMF ayaa laga helay xog ku aadan mid kamid...
Maxkamada ku taala Dalka Gariiga ayaa Go.aamisay in Qaab Farii ah Qaxootiga uga bixi karaan Dalkaasi. Qaxootiga Dalkaasi ku sugan Ayaa loo fasaxay in ay Safar uga bixi karaan Dalka iyagoo aadaya Dalka iyo goobta ay rabaan. Gariiga ayaa markii hore...
Dowlada Sweden ayaa markale waxay Xooga saareysa Qorshaha sharciga lagu siinayo Dhalinyarada Dalka soo gaaray Sanadkii 2015. Dhalinarada Sharciga la siinayo Ayaa ah kuwa Kaligood socodka ku yimid Dalka kuwaasi oo Jawaabta Kiiskooda sugayay 15 Bilood iyo ka badan. Arimaha Ku...
inkastoo dowlada aysan sheegin arinkaasi hada Koox u dhaqaaqo dadka magangalyo doonka oo loo soo gaabiyo NOAS ayaa sheegay in Sanadkii hore ay dowlada norway sharci siisay Dad badan. Warbixinta ay soo saartay NOAS ayay ku sheegay in 67% Boqolkiiba...