iyadoo xisbiyada isbaheystay ay ku dhawaaqeen musharaxa u matalaya doorashada Afayeenka Barlamaanka Sweden oo dhaceysa maalinta isniinta ayaa dhanka kale S waxa uu soo...
iyadoo maalinta isniinta ee soo socota lagu wado doorashada Afayeenka Barlamaanka Sweden ayaa xisbiyada kuwooda isbaheestay waxay bilaabeen magacaabida cida u noqoneyso musharaxa gudoomiyaha.
Xisbiyada...
wararka laga helayo Bartmaha caasimada Wadanka Denmark ee Copenhagen ayaa sheegaya in halkaasi ay ka dhacday toogasho.
Sida wararka tilmaamayaan ku dhawaad 3 qof ayaa lagu...
doorashada sweden kadib waxaaa maalinta isniinta ee 24 septemper kulmaya barlamaanka Sweden waxana halkaasi isku aruursandoono Xisbiyada oo dooran doona Afayeenka Barlamaanka.
Caadiyan Waxaa Afayeenka...
Xalay Fiidnimadii waxaa nin lagu toogtay Caasimada Götenborg kaasi oo u dhintay toogashada loo geestay.
Weerarka ayaa ka dhacay nawaaxiga xaafada Biskopsgården waxana dadka deegaanka ay...
Xaalada Denmark ayaa sii xumaaneyso marba marka ka danbeeyo waxana dadka somalida ee dalka ku nool laga ceshtay sharciyada deganaanshaha ay heestaan.
Arinta qaxootiga ayaana...
inkastoo ay aheyd qorsho horay loo saadaalinayay hadana waxaa markii ugu horeesay mudo 7 sano kadib uu bangiga dhexe ee dowlada norway saro u...
isbitaalka Degmada Ystad waxaa soo foodsaartay kalkaaliso la.an kadib markii ay shaqada joojiyeen ku dhawaad 5 kalkaaliso oo isbitaalka ka shaqeenayay.
Sababta ay kalkaalisooyinka u joojiyaan...
sida ay sheegtay ha.yada canshuuraha sweden ee skatteverket waxaa la lunsaday lacag tiro badan kuwaasi oo badankooda ka dhacay galbeedka Sweden.
Hay.ada ayaa sheegtay in lacagta...
Guri ku yaalla xaafa Tensta ayaa dab ka kacay Fiidnimadii Caawa halkaasi oo dadkii ku sugnaa xaafada si deg deg ah uga baxeen.
Dabka ayaa...














