Tiro Ahaan Ajaanibta ku jirta Barlamaanka Dalka Sweden ayaa aad u yar marka la fiirsho tirada Xildhibaanada ku jira Barlamaanka ee ku jirtta ee...
Maalmo kahor sanadka cusub Bartamaha Caasimada Gotenburg Waxaa lagu dhaawacay Qof kaasi oo toorey lagu dhaawacay.
Dhaawaca kadib ayuu ninkaasi u dhintay weerarka loo geestay...
Dhismaha Dowlada Cusub iyo Xisbiga hogaaminaya Dalka ayaa wali dhibaato ka taagan tahay kadib markii Hogaamiyaha Xisbiga M uu shaaciyay in uu ka quustay...
Xiriirka maamula ciyaaraha legdinta iyo feedhka isku jira ee UFC ayaa soo saaray ganaax ay ciyaaraha kaga joojiyeen feedhyahanka Ingiriiska ee McGregor kaddib aflagaadadii...
Dalka Sweden ayaa shaaciyay Tirada Qaxootiga ay soo qaateen Sanadkan 2018 ee dhamaanaya.
Hay.ada laanta Socdaalka Sweden ee Migrationsverket ayaa websitekeeda ku qortay in Sanadkan...
Mudo labo isbuuc ah ayuu qabsaday Hogaamiyaha Xisbiga Moderaterna si uu u soo dhiso dowlad cusub oo hogaaminayaan garabka Alliancen.
isku dayga xisbiga ayaa u...
Weerar loo adeegsaday Mindi ama Toorey ayaa ka dhacay Xaafada Rosengård ee ku taalla caasimada Sadaxaad ee Wadanka sweden ee Malmö.
Weerarka ayaa ka dhacay...
Dowlada Norway ayaa soo bandhigtay tirada Qaxootiga ay soo qaadaneyso sanadka danbe gaar ahaan qoondada ay kasoo qaadaneyso Caalamka.
Tirada Qaxootia qaadaneyso ayay sanadkan saro...
Hogaamiyaha Xisbiga Moderaterna Ulf Kristersson ayaa maanta la kulmaya Afayeenka Barlamaanka Sweden kulankaasi oo dhacaya galabta.
Ulf Kristersson ayaa heesta mudo labo isbuuc ah waxana hada...
Saaka aroortii hore ayaa mar qura waxaa dhul gariir ka dhacay Galbeedka Dalka Sweden gaar ahaan galbeedka Skövde.
Warbaahinta gudaha ee Gobolkaasi oo ka waramay...














