Thursday, January 16, 2025
Booliska Denmark ayaa markii ugu horeesay ganaax dul dhigay Haweeneydii ugu horeesay ee xiratay indho-shareerka kadib sharci sadax maalin kahor ka bilowday Dalkaasi. Haweeneydan ayaa soo gashay goob Suuq ah iyadoo xiran indho shareerka waxana kula dhagay haweeney kale oo...
Booliiska Sweden ayaa toogasho ku dilay wiil qori macmal ah ku dhex watay magaalada Stockholm, wiilkaas ayaa ahaa dadka baahiyaha gaarka ah qaba, waxaana hayay nooc ka mid ah xannuunka Autism, sida ay ku warrantay warbaahinta dalkaas. Booliiska ayaa rasaas...
Bulshada ku nool Caasimada Sweden ayaa heli kara Daawo loogu tala galay Kahortaga Variska Dhaliya Cudurka HIV-Aidska sida uu shaaciyeen Golaha Deegaanka. Dawada ayaana guud ahaan ka hortageen HIV-ga hase yeeshee waxaa warbixinta lagu sheegay in Boqolkiiba 80% ay ka...
Hay.ada Laanta Socdaalka Sweden ee Migrationsverket ayaa dhamaadka Bishii hore soo saartay Qayaasta qaxootiga la filayo in Dalka soo gaaraan. Qayaastii hore loogu sameeyay Qaxootiga Dalka soo gaaraya ayaana wali wax isbadal ah ku dhicin sida ay hay.ada Markale shaacisay. Sanadaha...
Warbaahinta dalka  Denmark waxa ay maanta ku dhawaaqday in ay bilaabatay dhaqan galinta mamnuucitaan lagu soo rogay in bulshada dhexdeeda lagu xirto indho shareer. Baarlamaanka Denmark ayaa bishii May ee sannadkaan Tallaabadaasi  meel mariyay. Galinka dambe ee maanta ayaa la qorshaynayaa...
Kadib markii Dowlada Somaliya iyo Dowlada Norway ay ka hadleen Aqoonsiga Basaboorka Somaliga waxay arintaasi fududeysay in Basaboorka Somaliya laga aqoonsado dhanka Norway. Hay.ada Laanta Socdaalka Norway oo marka Magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano UDI ayaa shaacisay waqtiga uu bilaabanayo...
Inkastoo ay aheyd rajo feecan oo dhalaan badan ku heli kareen Sharciga Dalka hadana labo Maxkamadood oo Sweden ugu weyn ayaa diiday Sharciga. Sharciga oo dhigaya ardayda Waxbarashada sare ee Högskolanka gaaray in ay heli karaan sharciga Dalka ayaa dhawaan...
Qoyskaasi ayaa la sheegay inay Baasaboor Jabuutiyiin ah oo la been abuuray ku galeen dalka  New Zealand sannadkii 2002=kii, iyadoo uu la socday wiilkooda oo xilligaasi 4 jir ahaa. Xasan Fariid Shireh iyo Xaaskiisa Raxma Mayrane Dhimbil ayaa la sheegay...
Aroornimadii Saaka ayaa qarax waxaa laga maqlay Guri ku yaalla Magaalada Mälmo kaasi oo aan la aqoon nuuca uu yahay. Qaraxa ayaa dhacay abaaro 6 aroornimo ee saaka waxana soo daatay guud ahaan Daaqadaha guriga uu ka dhacay qaraxa oo...
Inta badan dunidda waxaa xalay laga Arkay dayax Madoobaad , waxaana la sheegay in uu yahay Midkii ugu dheeraa ee Adduunka soo mara sanadyadii ugu dambeeyay.  Hay’adda hawada sare u qaabilsan Maraykanka (NASA) ayaa sheegtay in Dayax madoobaadkaan uu ahaa...