Thursday, January 16, 2025
waxaa si rasmi ah u bilaabaneysa 9 bisha Semtemper doorashada Barlamaanka Dalka sweden oo ay codkooda dhiibanayaan muwaadiniinta reer Sweden. Dad badan oo ku sugan dalka dibadiisa ayaa sanadkan ka qeyb qaadanaya doorashada ka bilaabaneysa dalka halka qaarkood ay durba...
Gabadh muslim ah oo u dhalatay dalka Sweden ayaa ku guulaysatay magdhow kadib markii waraysi ay shaqo u galaysay laga joojiyay markii ay diiday in ay gacan qaaddo ninkii imitixaanka shaqada qaadayey. Farah Alhajeh, waa 24 jir, waxa ay codsanaysay...
Muwaadiniin asalkoodu Soomaali yahay balsa heesta dhalashada dalka Mareykanka ayaa guulo waa weyn waxa ay ka gaareen doorasho ka dhacday Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka. Ilhan Omar oo horey uga mid aheyd Congresska Mareykanka ayaa xalay ku guuleesatay in ay noqoto Musharaxa Xisbiga...
dad ku sugan dalka sweden ayaa bilaabay in qaab cusub ay danbi u galiyaan dadka ku cusub dalka kuwaasi oo aan ogeen ama markaasi ka warheenin danbigaasi. Dadkani ayaa qaab layaab ah danbi u galinaya dadka cusub iyagoo warqado ku...
habeenka talaadada waxaa weerar loo adeegsaday dab lagu qaaday dhoor gawaari oo taalla goob lagu baakinto gawaarida halkaasi oo lagu gubay. Dhacdadaasi ayaa ka dhacday galbeedka wadanka sweden waxana booliska arintaasi ay u xireen labo qof oo looga shakiyay gawaarida...
Waxaa lagu jiraa maalmihii u danbeeyay ee isku diyaarinta doorashada la filayo in ay ka dhacdo Dalka kaasi oo loo tartamayo Barlamaanka. Doorashada sweden ayaana Sanadkan leh Xiiso gooni ah Madama Xisbiga Cunsuriga ee SD uu heesto taageero badan isla...
Iyadoo ganaaxii ugu horeeyay uu ku dhacay haweeney muslimad ah una dhalatay Denmark ayaa arintaasi waxaa ka hadlay Maalqabeen u dhashay Dalka Farance. Maalqabeenkan oo ku Caanbaxay caawinta Haweynka Musliminta ayaa sheegay in uu dhawaan tagayo Caasimada Denmarka isla markana...
Sweden oo kamid ah wadamada Qaarada Yurub ayaa lacag waxaa lagu helaa Caagadaha la tuuray iyo sidoo kale biraha la isticmaalay. Lacagta laga helo ayaana ku xiran tirada Caagadaha aad aruurisay waxana arintaasi ay u feecantahay dhanka Deegaanka. Xisbiga Hogaanka talada...
Waxay aheyd toogasho layaab ah oo dad badan oo reer Sweden ah ay layaabeen kadib markii Booliska Sweden toogteen Eric Torell oo ahaa qof xanuunsan. Eric Torell ayaa la toogtay xili uu watay Qori Macmal ah oo hooyadii u soo iibisay...
Dood ayaa wali ka taagan Sharciga waxbarashada Dugsiga sare oo dhawaan Barlamaanka Ansixiyay lakin Maxkamadaha Dalka ay diideen. Sharciga ayaa lagu heestaa in uu ku jiro Daloolo badan ama Shaki badan isla markana uusan ku habooneen sweden. Wasiirka Socdaalka Heléne Fritzon ayaa...