Thursday, January 16, 2025
Margit Sandemo oo aheyd haweney caan ah kuna caan baxday dhanka qoraalka ayaa geeriyootay iyadoo jirta da.da 94 sano jirka ah. Haweeneydan ayaa kasoo jeeda labada dal ee Norway iyo Sweden waxana aad loogu xasuustaa buugaag ay qortay mudada ay...
xisbiga Centerpartiet ayaa sheegay in uu sameenayo cadaalad ku aadan dhanka haweenka iyo raga ee mushaharka ay qaataan. Hogaamiyaha xisbiga ayaa sheegtay in raga iyo dumarka ay heestaan aqoon isku mid ah iyo sidoo kale qibrad dhanka shaqada hadana haweenka ay...
inkastoo sharciyo cusub ay ka dhaqan galeen Dalka Faransiiska isla markana la filayay in dalka uu isbadal ka keeno dhanka qaxootiga cusub ee dalkaasi iska dhiibaya hada waxaa wali qaab feecan u socda qabilaada qaxootiga dalkaasi gaaray. Qaxootiga dalkaasi gaaray...
Dowlada Norway gaar ahaan xisbiga talada Dalka haya ayaa ku dhawaaqay in labo kamid ah Wasiirada xisbiga ay iska casileen Xilkooda. iscasilaada labada wasiir ayaa looga dhawaaqay kulan ay iskugu yimaadeen Xisbiga FRP ee haya talada dalka waxana labada wasiir...
Waxaa sii xoogeestay banaanbaxyo isbuucii labaad ka socda dalka Germalka kaasi oo dhigayaan kooxaha Naziyiinta ee kasoo horjeeda soo galootiga. Kooxaha ayaana aad uga soo horjeeda soo galootiga ku sugan dalkaasi gaar ahaan magaalada Chemnitz oo hada ka socdaan rabshadaha. Dibadbaxyada waxaa...
Meydka haweeney dhimatay isla markana loo shakinsan yahay in la dilay ayaa laga helay guri ku yaalla xaafa Gårdsten ee Caasimada Gotenburg. Sida booliska uu sheegay haweeneyda ayaa markii hore loogu soo sheegay dhaawac ahaan abaaro 07:00 ee subaxnimo hase yeeshee...
sadax siyaasi oo ka tirsan Xisbiga Socialdemokraterna kana soo galay dhanka Golaha Deegaanka ayaa been ka faafiyay kabo kamid ah Xisbiyada Dalka ee kala ah Moderaterna iyo Sverigedemokraterna. sadaxda siyaasi ayaa Qoraalkooda u isticmaalay Luuqada Carabiga iyagoo ku faafiyay dhanka Baraha Bulshada...
Ciidamada booliiska dalka Britian ayaa baadi goob kadib gacanta kusoo dhigay nin dhalinyaro ah lagu eedeeyay in dil argagax leh u geestay gabar ay saaxiibo ahaayeen iyo Hooyadeed . Janbaz Tarin oo 21-sano jir ah ayaa lagu eedeeyay in uu...
inkastoo u muuqato mid lagu soo jiidanayo doorashada hadana xisbiga socialdemokraterna waxa uu sheegay in uu wax ka badalayo sharciga LSS ee caawinta dadka aan heysan lixaadka. Sharci badalka ayaana dhigaya hubinta dadka xanuunsan in ay helaan lacagta caawina ee...
Xisbiga Sverigedemokraterna ayaa labo kamid ah siyaasiyiin xisbiga ka joojiyay shaqada halka uu 7 kale uu hakad kaga sameeyay shaqadooda. Siyaasiyiinta Shaqada laga joojiyay ayaa lagu eedeeyay in ay horay uga tirsanaayeen ururka Naziga halka qaarkood lagu eedeeyay in ay...