Saturday, April 4, 2026
Barlamaanka Norway ayaa maanta oo khamiisa ayaa mariyey sharci sanado badan soo jiitamayey oo aad muhiim ugu ahaa ajaanib badan oo ku noolayd dalkan...
Wixii ka dambeeyay doorashadii dalka ka dhacday oo aan saddex bilood dabadood la isku af garan in dawlad la soo dhiso, ayay khasbanaatay inay...
tan iyo sanadkii 2015 oo qaxootiga ugu badan soo galeen wadamada yurub Waxaa Qaxootiga Somalida badankooda iska dhiibeen Wada´mada Austria iyo Finland oo xiligaasi...
Toddobaadka soo socda, siyaasiyiinta baarlamaanka ayaa u codeyn doona miisaaniyadda Iswiidhen. Miisaaniyaddu waa qorshe loogu talagalay sida lacagta Iswiidhan loo maamuli doono sanadka soo...
Gudiga Bulshada ee ku jira Barlamaanka Dalka Sweden ayaa taageeray Sharci cusub oo bilaabanaya Sanadka cusub ee nagu soo wajahan. Sharciga cusub ayaa dhigaya in...
Saraakiisha booliska Taliyaaniga ayaa xiray 90 denbiilayaal ah oo lagu tuhunsan yahay dalal kala duwan maalinimadii Arbacadii. Dadka la xiray ayaa la tuhunsan yahay inay...
Waa mamnuuc in waalidku garaacaan caruurtooda. Siyaasiyiinta Baarlamaanka Faransiiska ayaa go'aansaday shalay oo arbaco ah. "Rabshadaha ka dhanka ah carruurta waxay kaliya abuuri karaan rabshado...
Siyaasiyiinta degmada Kungsbacka ayaa doonaya sharciyo cusub oo loogu talagalay dadka tuugsada. Waxay go'aansadeen in dadku ay haystaan ​​ruqsadda booliska si ay lacag uga...
Dhallinyaro badan oo Iswiidhan u yimid sidii qaxooti sanadihii la soo dhaafay. ayaa badankooda waxay ka yimaadeen Dalka Afghanistan. Qaar ka mid ah ayaa xaalad xun...
Todobaadkii hore,hogaamiyaha Xisbiga Annie Lööf ayaa sheegtay in laga yaabo in ay u codeeyaan haa , Stefan Löfven sidii ra'iisul wasaare ku noqon lahaa. Stefan...