Monday, January 12, 2026
Xisbiga Modertarka-ka ayaa bilaabay wada-hadal Cusub oo salka ku haya in Dowlada cusub uu hogaaminayo uu ka saaro Xisbiga Cunsuriga ee SD isagoo wada-hadalka...
Laanta Socdaalka dalka Norway ee UDI ayaa soo bandhigtay tirada guud ee qaxootiga iska dhiigay dalka Norway kuwaasi oo hoos uga dhacay tirada sanadihii...
Af hayeenka siyaasadda difaaca ee xisbiga Liberalerna Allan Widman ayaa aaminsan xisbiga Moderaterna iyo in aannu la shaqeeyn doonin xisbiga Sverigedemokraterna. - Waxaan u fahmayaa...
Dad badan oo sweden ku nool ayaa wal wal xoogan waxay ka qabaan sharciga LSS kaasi oo caawiya isla markana xaquuq siiya dadka aan...
Mudo afar bilood ayay ku dhowdahay markii dalka sweden ay ka dhacday doorasho ay ku tartameen wixii markaasi ka danbeeyay ma jirto dowlad ay...
Iyadoo uu maanta bilowday kiis maxkamadeed lix nin, kuwaasoo lagu tuhunsan yahay diyaar-garaw ay ugu jireen fulinta denbi argagixiso iyo maalgelin nooc denbi halis...
Baaritaan la sameeyay ayaa lagu ogaaday in dhalinyaro badan uu ku dhacay wal-wal ama Stress waxana dhalinyarada ugu badan ee uu ku dhacay u...
Toddobaadkan inta lagu guda jiro ayaa la rajeeyneyaa ama la fileyaa iney xisbiyadu heshiis kaga gaaraan ciddii doorashada loo igman lahaa kursiga hoggaanka dalka. Waxaa...
Laanta socdaalka sweden ee Migrationverket ayaa soo saartay tirada qaxootiga iska dhiibay dalka sweden sanadkii hore ee 2018 kuwaasi oo dalbaday in ay dalka...
Sida uu qoray website-ka hay.ada soo galootiga u qaabilsan Dalka Norway ee UDI waxaa dib u eegis lagu sameeyay dhalinyarada ku sugan dalka norway...